nightclub
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nightclub
/ (n) caweys (meesha lugu tunto habeeynkii).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
night-club
night-club, n.m. - Meesha habeenkii lagu tunto.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
baar
-ka: (n) 1. mane (meyn); Ex: sida timaha ka baxa tunka faraska iyo libaaxa; such as the mane of the horse and the male lion. 2. eyelash (aay laash) isha baalkeed
baar -ka: (n) summit (sam mit); the highest point or part; the top fiinta, dusha
baar -ta: (n) palm (paam); Ex: geedka baarta; palm tree
baar -ka: (n) restaurant (res taroont), or nightclub (naayt-kalaab) ~ makhaayad
baar -ay/tay: (v) 1. check (jeek); search (seerji); seek (siik)~ raadi, baadh. 2. examine (ig zaamin); investigate (in-vesti-geeyt). Ex: arrintaan waxaa baaray booliska; this case was investigated by the police
baar -ay / tay: (v) become stale or spoiled; not fresh ~ baarixi noqday
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
caweys
-ka: (n) nightclub (nayt-kalaab), nightspot. Ex: Cawayska Jubba; the Juba nightclub. 2. nighttime social gathering for chatting or dancing
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nightly
/naytli/ (adv) habeyn kasta.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nightcap
/nayt caap/ (n) cabitaanka la cabbo intaan sariirta la tegin (siiba khamriga).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
light bulb
/layt balb/ (n) guluubka ama dhalada nalka.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rightly
/raytli/ (adv) saxda ah (sida saxda ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rightful
/rayt ful/ (adj) sharci ah (ee xaqa ah, sax ah).
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
night (n)
hamin
habeen
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nightmare
/nayt meer/ (n) 1. qarow (riyo cabsi leh) 2. wax cabsi leh oo laga argagaxo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
nightmare
n., awawi, -gi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
righteous
/rayjas/ (adj) 1. dhawrsan (akhlaaq suubban) 2. saxan (sax ah).