nevertheless
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nevertheless
/nevar the les/ (adv) si kastaba ha ahaatee (ayadoo ay saas tahay).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
nevertheless
c., ha ahaato, ha ahaatee.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
hase yeeshee
conj-phr. but, however, nevertheless
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
inkastoo
(conj.) 1. although, even though, despite. Ex: way xanaaqsanayd, inkastoo ay ilka caddaysay: although (or though) she smiled, she was angry. 2. (adv) nevertheless; however; nonetheless (nan tha les); notwithstanding
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
labadaraadle
(adv) nevertheless (nevar tha les), however (hawevar)-, in spite of ~ labadaraale
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
labadaraale
(adv) nevertheless (nevarthales), however (haw evar); in spite of that ~ si kastaba ha ahaatee; labadaraadle
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hase_yeeshee
de: but, however, nevertheless
lx: hase yeeshee
ps: conj-phrase
xe: Today the weather is nice, however, tomorrow nobody knows.
xv: Maanta hawadu wey fiicantahay, hase yeeshee berri lama oga.
key: hase_yeeshee
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nonetheless
/nan tha les/ (adv) inkastoo (ayadoo taasi jirto).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
heartless
/hart-lis/ (adj) naxariis-daran (aan miciin lahayn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
heartless
a., wadna la’.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
worthless
/werthlis/ (adj) aan qiimo lahayn; aan macna-lahayn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xeer hees
m.l (-rar ..., m.l) (kiimika) Haddii falgalayaal loo beddeli karo maxsuullo falgallo isdaba joog ah kaddib, wadarta kulalka falgallada iyadoo la tixgelinayo calaamadahooda waxay la mid tahay kulka falgalka ee kalgalayaasha si toos ah loogu beddelo maxsuullo. Guud ahaan, isbeddelka tamarta oo dhammi marka falgalayaashu noqonayaan maxsuullo kuma xirna jidka la raacayo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
breathless
/bareethles/ (adj) 1. neef tuur (adj) 2. aan neefsan karin (neeftu dhib ku tahay).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
relentless
/rilentlis/ (adj) naxariis darro; aan waxba ula harin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
remorseless
/rimoorslis/ (adj) jixin-jix la'aan (naxariis darro).