ereyga

nephew

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

nephew

DHAN

/nef yuu/ (n) wiilka walaalkaa ama walaashaa dhasho (aad abti ama dheer u tahay).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

nephew

DHAN

n., inanki or ina walaalkay, walaalkay baa dhalay, walaashay baa dhashay.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

eysin

DHAABAN
1

m. n. nephew (sister's son)

2

eysin m. n. niece (sister's daughter)

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

adroit

DHAABAN

/adrooyt/adroitly; (adj) ku fiican, xariif ku ah ama ku horeeya. e.g My nephew is quite adroit at making model airplanes.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

eysin

DHAABAN

-kata: (n) nephew (nafyuu) or niece (niis) ~ inahabreed

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

eysin_1

DHAABAN
1

de: nephew (sister's son)

2

hm: 1

3

lx: eysin

4

pd: (-ka)

5

ps: n2-m

6

syn: inahabreed {S}

7

key: eysin_1

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

neither

DHAFANDHAAF

/niithar/ (conj) midkoodna (midna maaha).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

neither

DHAFANDHAAF

ad., midna.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Nephron

DHAFANDHAAF

Nefron

waa la naqliyay ✓