natarik'asiidh
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
natarik'asiidh
-a: (magac, lab, keli) hoore midablaawe ah oo bida, oo dharka iyo jidhkaba cuna, waana asiidh xoog badan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
natarik-asiidh
m.l (kiimika) Hoore midablaawe ah oo bida, oo dharka iyo jidhkaba cuna. Waa asiidh xoog badan.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
natarik-asiidh
m.l (kiim.) Hoore midablaawe ah oo bida, oo dharka iyo jidhkaba cuna. Waa asiidh xoog badan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
naytareyd
m.l (-yo, m.dh) (kiimika) Cusbada ama istarka natarik asiidh.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
naytareyd
m.l (-yo, m.dh) (kiim.) Cusbada ama istarka natarik asiidh.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
naytareyd
-ka: (magac, lab, keli) cusbada ama istarka natarik asiidh.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
askoorbik-asiidh
m.l (kiimika) Fitamiin biyaha ku milanta oo aan looga maarmiin xoojinta soohyada iyo isku haynta unugyada, sameynta kollaanjikana waa ka qayb qaadataa.