mythe
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mythe
mythe, n.m. - wax aan jirin oo la aamino
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
myth
/mith/ (n) quraafaad (khuraafaad).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
menthe
menthe, n.f. - Caleen la karsado oo la cabo sida shaaha oo kale.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
mother
/mathar/ (n) hooyo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
mother
n., hooyo, -adi; mother-in-law, soddoh, -di.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
myrrhe
myrrhe, n.f. - malmal
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rythme
rythme, n.m. - cod; dhawaaq ama hadal si isle'eg u baxaya
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scythe
/sayd/ (n) 1. gudin (godin, qalab dhirta lugu jaro oo leh daab iyo birta wax jarta). 2. gudin ku goyn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
thé
thé, n.m. - shaah; caleenta shaaha
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
the
art. (see Grammar).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
byte
/baayt/ (n) sheey lyky ibbiraw masqanty kompiyuutarky.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
mate
/meyt/ (n) 1. jaalkaa ama saaxiibkaa (qof dan gaar ah lugu rafiiqo) 2. afada ama ninka qaba 3. sarkaalka ku xiga kabtanka markabka.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
mate
n., (companion) wehel, -ki.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
mite
agg. - deggan, xasillan.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
mute
(n) unable to speak.
hadli karin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
mute
/myuut/mutely; (adj) aamusan (aan shanqar lahayn).
mute: /myuut/ (adj) qofka aan hadli karin.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
mute
(see dumb).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
bathe
/baath/ (v) 1. biyo isku shubid (qubeysasho) (v) 2. dabaalasho (biyo dhex-gelid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
bathe
/beeyth/ (v) 1. kordhighythow. 2. dabaallythow.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
bathe
v.i., muquuri, badda biyaha kusoo qaboojiso.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
lathe
/leyth/ (n) toorne, raandho, qalab biraha iyo alwaaxyada lugu qoro.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mèche
mèche, n.f. - xidhmo yar oo xadhig ama timo ah.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Metre
Mitir
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
metre
/miitar/ (n) qalab wax lugu cabbiro (siiba dhererka).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Metre
Miitir
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mètre
mètre, n.m. - Mitir (m)
mètre carré - mitir labalaaban ama labo jibaaran (m²).
mètre cube - mitir saddex jibaaran (m³).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
miche
miche, n.f. (de pain) - Rootiga waaweyn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
moche
moche, adj. - qudhun; khaayis.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Moths
Ukun, ugax
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
mudhe
-ha: (magac, lab, keli) eeg moroh.
mudhe -ha: (magac, lab, keli) firida uu ubaxa geedku dhalo oo inta badan la cuno oo iniinyaha la beeraa ay ku jiraan. Mudhe daray duuduub baa lagu liqaa. Dh: iniinyo, miro, mudho.
mudhe-ha: (magac, lab, keli) ereyo ay maanso ka kooban tahay oo qaafiyad iyo habdhac ba leh. Dh: mudho, midho, miro.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
myope
myope, adj. - qofka waxa fog aan arag.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
myope
a., arag daran, imamowsan; be myope, imamowsan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
méthane
méthane, n.m. - kiimiko: metane: CH₄
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
méthode
méthode, n.f. - Hab ama si (jid) wax loo qabto ama loo sameeyo; Hab wax loo sameeyo; sida wax loo qabto; dariiqo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mystère
mystère, n.m. - xaalad ama sir qarsan oon la fahmi karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
smother
/smathar/ (v) 1. hawo ka xirid (cabburin) 2. hawo la'aan u dhimasho (cabburin si loo dilo) 3. daboolid (wax ku rogid); kulligiis qarin.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
smother
(see suffocate).