myopy
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
myopy
n., imamowsi, -gi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
myope
myope, adj. - qofka waxa fog aan arag.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
myope
a., arag daran, imamowsan; be myope, imamowsan.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
myopia
(n) the eye does not focus properly without the aid of glasses; nearsightedness.
meel dhow wax ka arag
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
myopic
/may owpik/ (adj) meelaha fog-fog aan wax ka arki karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
mop
/mop/ (n) 1. qalabka lugu nadiifiyo dhulka shamiitada ama marmarka ah (oo ah ul dheer oo burush afka ku leh) (v) 2. nadiifintaas laftigeeda (v) 3. qalajin (siiba in shay lugu tir-tiro).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
moy
m.l la-mid: mooye (1).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
moy
-ga: (magac, lab, keli) mooye.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
copy
/koopi/ (v) 1. guurin, minguurin (koobbi ka samayn). (n) 2. nuqul (koobbi).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
copy
m., (a transcript) xadilad, -di.
copy, v.tr., xadil.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
mooy
m.l 1. Nooc shimbiraha ka mid ah. 2. la-mid: mooye (2). Neef xoolaad oo tood ah (tooji).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
mooy
-ga: (magac, lab, keli) nooc shimbiraha ka mid ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
moody
/muudhi/ (adj) niyad baddalan (si u qiiraysan ama murugeysan).