monopoly
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
monopoly
/manopali/ (n) ganacsade ama shirkad suuqa aan cidna kula tartami karin (shirkad cid kale aysan tartan kula jirin oo kaligeed badeeco haysa).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Monopoly
Keli-cun
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
monopole
monopole, n.m. - si gaar ah wax loo yeesho.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
monopòlio
s.m. - ganacsi dad yari gacanta ku hayaan.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
monoboolyo
-monoboolyada: (n) monopoly (ma noop'ali)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
monopolize
/manopalays/ (v) suuqa oo hal ganacsade xirto (badeeco hal shirkad hayso oo suuqa dhan ku xukunto).
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
monobooli
m. n. monopoly
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
monobooli
de: monopoly {Eng}
lx: monobooli
pd: (-ga)
ps: n2a-m
key: monobooli
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
monopoliser
monopoliser, v. - si gaar ah wax u yeelatid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
mongol
/mongal/ (n) qof calaanimo ku dhasha (maskaxda iyo jirkaba dadka caadiga ah ka duwan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
monocle
monocle, n.m. - Muraayadda aragga ee indhaha.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
monthly
/manthli/ (adj) bil kasta (biloodle).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
monthly
ad., bil walba; I go to Aden monthly, bishiiba mar baan Cadan tagaa.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
monogamy
/manogami/ (n) hal xaas kaliya qabid (hal naag kaliya qabid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
monotone
/monatown/ (n) cod dheer oo jiidan oo hal nooc u dhawaaqaya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
monotone
monotone, adj. - aan badbaddal lahayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
monotono
agg. waxaan isbeddelayn, lagu daalayo.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
moololey
-da: (magac.dhedig.keli) xoolaha inta aan geesaha lahayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
monocolóre
agg. invar. - hal midib leh.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
moonooboli
m.l (-looyin, m.l) (dhaq.) Haysasho buuxda ee ka ganacsi alaab ee gaar u ah qof ama koox ayna ku adagtahay dadka kale inay ka qayb galaan ganacsigaas.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
moonooboli
m.l (-looyin, m.l) (dhaq.) Haysasho buuxda ee ka ganacsi alaab ee gaar u ah qof ama koox ayna ku adagtahay dadka kale inay ka qayb galaan ganacsigaas.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
moonooboli
-ga: (magac, lab, keli) haysasho buuxda ee ka ganacsi alaab ee gaar u ah qof ama koox ayna ku adag tahay dadka kale inay ka qayb galaan ganacsigaas.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
metropoli
s.m. - magaalo weyn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
monologue
monologue, n.m. - qof jila ah oo kaligi isla hadla.