ereyga

monarchy

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

monarchy

DHAN

/monarki/ (n) boqortooyo ah.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

monarch

DHAFAN

/monark/ (n) boqor ama boqorad xukunka dhaxaltooyo ku hela.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

boqortooyo

DHAABAN

-boqortooyada: (n) monarchy (monar-ki); kingdom (king-dham); Ex: boqortooyoda Sacuudi Carabiya; Kingdom of Saudi Arabia

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

monarchia

DHAFANDHAAF

s.f. - boqortooyo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

monarchie

DHAFANDHAAF

monarchie, n.f. - boqortooyo, sida Maqrib (Marooko), Urdun, Sucuudi Carabiya.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

anarchy

DHAFANDHAAF

/aanarki/anarchic; (n) sharci la'aan ama nidaam darro; dawlad la'aan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]

anarchy

DHAFANDHAAF

/anarki/ (n) buuq i qayly (meel heer, naamus, i shal domboy ing jerny).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

monarca

DHAFANDHAAF

s.m. - boqor.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

menarche

DHAFANDHAAF
1

(n) establishment or beginning of menstrual function in a girl or young women.

2

dhidigaansho

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

March

DHAFANDHAAF

/marj/ (n) maarso (bisha saddexaad ee miilaadiga).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

march

DHAFANDHAAF

/marj/ (n) 1. gaardi (socodka askarta oo kale). 2. mudaharaad (socod meel ilaa meel kale oo dad badan ah).

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

March

DHAFANDHAAF

Isdhex mara.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

march

DHAFANDHAAF

v.., soco, talaab, baydh; v.c., socodsii, talaabi; n., socod, -ki, talaabo, -adi.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

marche

DHAFANDHAAF
1

marche, n.f. - Socod; lugo ku socod.

2

marche forcée - Xawaare

3

marche en avant - Horumar; horusocod; Horukac.

4

marche d'escalier - Qiyaas lagu qiyaaso xagalaha; digrii jaranjaro.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

marché

DHAFANDHAAF
1

marché, n.m. - Saylad; Suuq; Sariibad.

2

bon marché - Rakhiis ah; Aan qaali ahayn; qaali maaha; Rakhiis.

3

étude de marché - Barashada iibka.

4

marché commun - suuq mid ah (sida suuqa baayac mushtariga reer Yurub).

5

marché du travail - Xaaladda shaqada.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

monarque

DHAFANDHAAF

monarque, n.m. - boqor.

waa la naqliyay ✓