mira-geel-jire
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
MIRA-GEEL-JIRE
(Mire-geljire) N Hibiscus argutus Bak. Malvaceae.
N Hibiscus dongolensis Del. Malvaceae.
N Hibiscus hildebrandtii Spraue & Hutch. Malvaceae.
N Hibiscus micranthus L.F. Malvaceae.
N Hibiscus somalensis Franch. Malvaceae.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
tirobeel-yare
m.l (xisaab) Doorsoome uu xadkiisu yahay eber. Laba doorsoome sida x iyo y oo mid kasta ku dhowaado eber, waa tirobeel yare oo isku heer ah haddii saamiga x uu yahay koobane oo aan ku dhowaan eber. Haddii x/y --> o, x waxa ay leeyahay tirobeel yare heerkiisa ka sarreeya kan y iyo haddii x/y --> '8?', xi waxay leedahay heer ka hooseeya kan y. y
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
tirobeel-yare
m.l (xisaab) Doorsoome uu xadkiisu yahay eber. Laba doorsoome sida x iyo y oo mid kasta ku dhowaado eber, waa tirobeel yare oo isku heer ah haddii saamiga x uu yahay koobane oo aan ku dhowaan eber. Haddii x/y --> o, x waxa ay leeyahay tirobeel yare heerkiisa ka sarreeya kan y iyo haddii x/y --> '8?', xi waxay leedahay heer ka hooseeya kan y. y.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
jilbageeljireyn
-ta: (magac, dhedig, keli) marka jirjirka loo jiifo ee lugo la soo laabo.