ereyga

minsubagle

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

Minsubagle

DHAN

min minanka faalka ka mid ah oo ah hawaa'i ku baxa meelaha bannaanka ah iyo godaallada.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

dumar

DHAABAN
1

-ka: (magacwadareed) dadka inta dhedig. Dumar iyo haween baa nolol lagu hawaystaa.

2

dumar -ka: (magacwadareed) qayb ka mid ah minanka faalka, waana afar min oo kala ah: Minsubagle, Inkays, Bayaad iyo Uqle.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

minsixri

DHAABAN

minanka faalka min ka mid ah waxa u aabbo ah minankasixirka ah Minsubagle, Ugleh, Muyulukhad iyo Guntane.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

subagle

DHAFANDHAAF

m.l Geed dheer oo aan qodax lahayn oo leh dhacaan subag la moodo.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

Subagle

DHAFANDHAAF

magac loo baxsho wiil barwaaqo dhalashadiisa laga naawilayo ama xilli la ladan yahay dhashay.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

subagle

DHAFANDHAAF

-ha: (magac, lab kali) min ka mid ah faalka magiiganaha.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

insurgé

DHAFANDHAAF

insurgé, adj. - ciidamada oo inta amar qaadan waaya dawladda ku kaca.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

minable

DHAFANDHAAF

minable, adj. - laga yaqyaqsado; sakhiifnimo ah.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

misable

DHAFANDHAAF

misable, adj. - laba maaddo oo isku darkoodu uuna khilaaf dhalinayn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

incubate

DHAFANDHAAF

/inkyubeyt/ (v) cuq (dul fariisadka shimbiruhu ugaxdooda dul fariistaan oo u kululeeyaan tan iyo intay ka dillaacaan).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

instable

DHAFANDHAAF

instable, adj. - isbedbedalaaya; aan xidhiidh u socon.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

insulate

DHAFANDHAAF

/insiyuleyt/ (v) 1. dahaar saarid (ka xijaabid waxyaabaha dabka gudbiya sida korontada oo kale). 2. difaacid; ilaalin (qof ama dad laga ilaaliyo wixii dhibaato u ah.)

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Insulate

DHAFANDHAAF

Dheeh

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

inusable

DHAFANDHAAF

inusable, adj. - aan isku lismin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

minerale

DHAFANDHAAF

s.m. - macdan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

misurare

DHAFANDHAAF

v.tr. - cabbirid, ku jimayn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

sensuale

DHAFANDHAAF

agg. - la xiriira dareen.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

incurable

DHAFANDHAAF

/inkiyuurabal/ (adj) cudur aan la daawayn karin (daawo aan lahayn).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

incurable

DHAFANDHAAF

incurable, adj. - aan laga bogsan karin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

infumable

DHAFANDHAAF

infumable, adj. - aan la cabi karin (sigaarka oo kali ah).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

insécable

DHAFANDHAAF

insécable, adj. - aan la kala jari karin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

insérable

DHAFANDHAAF

insérable, adj. - gali kara; kamid noqon kara.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

insulaire

DHAFANDHAAF

insulaire, adj. - la xidhiidha jasiirad.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

insurance

DHAFANDHAAF
1

(n) coverage by a contract binding a party to pay for loss of another party, esp. insurance that covers medical expenses.

2

caymis

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

insurance

DHAFANDHAAF

/inshuurans/ (n) caymis (lacagta qofku bixiyo intaan dhib gaarin si markii dhib gaaro lacag loo siiyo). e.g. life insurance.

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Insurance

DHAFANDHAAF

Caymo

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

minuscule

DHAFANDHAAF

/maynaskiyuul/ (adj) aad iyo aad u yar.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

minuscule

DHAFANDHAAF

minuscule, adj. - aad u yar.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

miserable

DHAFANDHAAF

/misarabal/ (adj) 1. murugaysan (murugo leh). 2. wax aad u xun ama aad u yar.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

misérable

DHAFANDHAAF

misérable, adj. - gaajo qaba; faqiir ah; sabool ah; liita; xaaladdiisu liidato.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

measurable

DHAFANDHAAF

/mesharabal/measurably; (adj) 1. la cabbiri karo (la qiyaasi karo). 2. badan; in badan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]

GEED-SUBAGLE

DHAFANDHAAF
1

(Ged-subagle) N Commiphora sphaerocarpa Chiov. Burseraceae.

2

S Ocimum canum Sims. Labiatae.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

mansacagaley

DHAFANDHAAF

m.dh la-mid: masacagaley.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

mansacagaley

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) eeg maansacagaley.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

dundumagale

DHAFANDHAAF

-ha: (magac, lab, keli) mas halaq ah oo dundumooyinka godad ka samaysta. Dh: duddumaggale.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

indubitable

DHAFANDHAAF

/indhyutabal/ (adj) aan shaki geli karin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

indubitable

DHAFANDHAAF

indubitable, adj. - aan laga shakiyi karin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

inoubliable

DHAFANDHAAF

inoubliable, adj. - aan la iloobi karin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

insuperable

DHAFANDHAAF

/insuparabal/ (adj) caqabad (wax aan la dhaafi-karin). e.g. insuperable difficulties.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

miinshaaree

DHAFANDHAAF

f.g2 (-reeyay, -reysay) Miishaar wax ku goyn. la-mid: miishaaree.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

miinshaaree

DHAFANDHAAF

v. saw, cut something with a saw

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

miinshaaree

DHAFANDHAAF
1

a: miishaaree

2

de: saw, cut s.t. with a saw

3

lx: miinshaaree

4

pd: (miinshaareeyey)

5

ps: v2b=tr

6

key: miinshaaree

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

maansacagaley

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) noole ka mid ah xamaaratada ka mid ah oo afar lugood oo gaagaaban iyo daba dheer leh oo qorratada u eg ha yeeshee aad uga weyn duudkana teed qolof ah ku leh. Maansacagaleydu aad bay harraadka iyo gaajadaba ugu adkaysataa. Dh: masso, jiidato, maansalugalay, masacagaley.

waa la naqliyay ✓