miisaanka tamaashada
Ereybixinta Qalabka Farsamada Gacanta - Maxamuud Iimaan Aadan [1975]
Miisaanka tamaashada
Wadajirka tamaashada oo dhan. Inta birta ah ee laadlaadsanta.
Ereybixinta Qalabka Farsamada Gacanta - Maxamuud Iimaan Aadan [1975]
Caynaan
Loox ama bir afar-gees ah oo labo dhaban u ballaaran ee toox le'eg tan miisaanka tamaashada oo toobiyaysa qiyaasidda tamaashada.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
miisaanka maaliyadda
n. phr. balance of budget
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
miisaanka_maaliyadda
de: balance of budget
lx: miisaanka maaliyadda
ps: np
key: miisaanka_maaliyadda
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
hannaanka waxbarashada
n. phr. educational system
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
kacaanka warshada
n. phr. industrial revolution
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hannaanka_waxbarashada
de: educational system
lx: hannaanka waxbarashada
ps: np
key: hannaanka_waxbarashada
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
ciidanka baarashuudka
(n) paratroops (paara-truupis) ~ ciidanka dallaayadaha ku booda
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Diiwaanka saamileeyda
Libro degli azionisti
Register of shareholders
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ciidanka ammaanka
m. n. security force
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
DIIWAANKA HANTIDA
Registro dei beni
Register of assets
Waa halka lagu qoro hantida guud ee Shirka- daha ama Hay'adaha. Waxaa lagu muujiyaa xaaladda alaabta nooc kasta ah ee Shirkad ama Hay'adi leedahay, waxaana hadba lagu daraa wixii cusub ee ku soo bira, ama waxaa laga saaraa wixii gabooba ama si kale u dhaqan baxa.
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Diiwaanka hantida
Inventario
Inventory
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kacaanka_warshada
de: industrial revolution
lx: kacaanka warshada
ps: np
key: kacaanka_warshada
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
meesha toogashada
shooting position
Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
Kiish-ka saraayaha
valise diplomatique (dipl.).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Miiraha falaadha-X
X-rays filter
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ciidanka madaafiicda
n. phr. artillery
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
ciidanka madaafiicda
(n) the combat arm that specializes in the use of artillery; artillery (aar-til-lari)
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
DIIWAANKA SAAMILEYDA
Libro degli Azionisti
Register of Shareholders
Waa buugga saamileyda Shirkadda iyo saamiyaashu ay ku qoran yihiin, wuxuuna muujiyaa magacyada iyo tirada saamileyda iyo sida loo kala leeyahay Saamiyada, iyo wixii is beddel ah ee ka yimaada xagga saamileyda iyo hantida.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
farsamada qabsashada
catching technique
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Ka saraysa garashada
Transcendental
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ciidanka nabadsugidda
n. phr. security force
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
ciidanka nabadsugidda
(n) security forces
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ciidanka qalabka sida
n. phr. armed forces
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
ciidanka qalabka sida
(n) military forces; armed forces; armed services ~ xoogga dalka
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
dhinacyada tuurashada
serving side
Ereybixinta Qalabka Farsamada Gacanta - Maxamuud Iimaan Aadan [1975]
Miisaanka dheelitirka
Miisaanka sare ee girgirbixiyaha kan ku aaddan ee kan sare laga dheelitiro.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
sannadka waxbarashada
n. phr. academic year
Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
Siihaya-ha safaaradda
chargé d'affaires.
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
MIISAANIYADDA GANACSIGA
Bilancia commerciale
Balance of trade
Waa habka qiyaasta qiimaha waxa dalku dhoofiyo iyo waxa uu keeno, waxaana lagu ogaadaa faa'iidada iyo khasaaraha ganacsiga dibedda oo ah inta u dhexaysa dhoofiska iyo keenidda.