miisaaniyadda ganacsiga
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
MIISAANIYADDA GANACSIGA
Bilancia commerciale
Balance of trade
Waa habka qiyaasta qiimaha waxa dalku dhoofiyo iyo waxa uu keeno, waxaana lagu ogaadaa faa'iidada iyo khasaaraha ganacsiga dibedda oo ah inta u dhexaysa dhoofiska iyo keenidda.
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
SIYAASADDA GANACSIGA
Politica commerciale
Trade policy
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
WASAARADDA GANACSIGA
Ministero del commercio
Ministry of commerce
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
lataliyaha ganacsiga
m. n. commercial counsellor
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
lataliyaha_ganacsiga
de: commercial counsellor
lx: lataliyaha ganacsiga
ps: np-m
key: lataliyaha_ganacsiga
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
horumarinta ganacsiga
n. phr. trade promotion
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
QAANSHEEGTA GANACSIGA
Fattura commerciale
Commercial invoice
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
xaashida sicirka ganacsiga
n. phr. commercial invoice
Ereybixinta Qalabka Farsamada Gacanta - Maxamuud Iimaan Aadan [1975]
Miisaanka tamaashada
Wadajirka tamaashada oo dhan. Inta birta ah ee laadlaadsanta.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
horumarinta_ganacsiga
de: trade promotion
lx: horumarinta ganacsiga
ps: np
key: horumarinta_ganacsiga
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
miinada lidka taangiga
n. phr. anti-tank mine