microfiche
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
microfiche
/maaykrowfiish/ (n) cajalad film oo lagu ururshay maqaalo jaraa'id.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
microbe
/maykarowb/ (n) jeermis ilma-aragta ah oo nool, cudurna keena (weyneyso kaliyana lugu arki karo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
microbe
microbe, n.m. - dukhaan; kutaan; jeermi; (saynis)
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Microwave
Hiraryarayaal
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
microwave
/mikroweyv/ (n) 1. qalab cuntada lugu kululaysto ama lugu karsado 2. mawjad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mirifique
mirifique, adj. - wax aan loo fadhiyin; yaabid leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sacrifice
/saakrafays/ (v) 1. alabari qalid (siiba gawricida xoolaha ee ilaah darti loo gawraco, sida ulxiyada) (v) 2. hurid (u bixin naftaada ama wax qaaliya, si aad arin kale u qabato).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Micrometre
Maykrobeege
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
micromètre
micromètre, n.m. - cabir yar.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Microphone
Maykarofoon (codweyneeye)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
microphone
/maykrofoon/ (n) maykarafoon (qalabka hadalka gudbiya ee lugu hadlo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
microphone
microphone, n.m. - mikrofoon; qalab hadalka loo adeegsado.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Microscope
Weyneyso
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Microscope
Weneyso
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
microscope
(n) an instrument that uses a combination of lenses to enlarge an image of an object so that it can be see with the eye.
aalad wax weynaysa si indhaha lagu arko karo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
microscope
/maykara skowp/ (n) miikariskoob (qalab lugu eego il-ma aragtada).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
microscope
microscope, n.m. - qalab ama aalad lagu eego waxyaabaha aad u yaryaroo aanay ishu arki karin.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Microclimate
Cimllo kooban
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sacrificare
v.tr.- waaqdhaacid; hurid.