meteorologia
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
meteorologia
s.f. - cilmiga cimilada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
météorologie
météorologie, n.f. - Cilmiga saadaasha hawada.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Meteorology
Cilmiga glbilka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
meteorology
/miitiarolaji/ (n) barashada saadaalinta hawada (oddorosida cimilada).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Meteorology
Kalasooc, xulad
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
astrologia
s.f. - xiddigis.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
etimologia
s.f. - cilmiga baara isirka ereyada.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
neurologia
s.f. - daawada deresta dhismaha, shaqaynta iyo cudurrada dareenwadayaasha.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
antropologia
s.f. - saynis ku shaqa leh nolosha dadka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
éthologie
éthologie, n.f, - cilmiga dhaqamada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
étiologie
étiologie, n.f. - cilmiga baadhista cudurada.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ideologia
s.f. - idiyolojiyad.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
idrologia
s.f. - cilmiga biyaha.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
metropoli
s.m. - magaalo weyn.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Petrology
Barashada dhadhaabaha
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ethnologie
ethnologie, n.f. - cilmiga barashada qaybaha dadka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
étymologie
étymologie, n.f. - cilmiga aqoonta asalka kalmadaha.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
genealogia
s.f. - cilmi dersa isirka iyo abtirsiga.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ittiologia
s.f. - cilmiga kalluunka.
Ereyo Talyaani-Soomaali - Maxamuud Garyare, Cabdikariim Daa'uud Weyre
L’orologio
Saacada
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Metreology
Cilmi Haweed
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Metropolis
Magaalo weyn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
metropolis
/metopolis/ (n) caasumad (magaalo weyn).
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Minerology
Barashada macdanta
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mythologie
mythologie, n.f. - barashada saldhigga waxyaabaha aan jirin ee la aamino.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
neurologie
neurologie, n.f. - Qayb cilmiga daawooyinka ka mid ah oo ku saabsan dareemayaasha.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
embriologia
s.f. - embrioloji.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entomologie
entomologie, n.f. - barashada cayayaanka.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ginecologia
s.f. - qaybta dawada ee ku shaqo leh baaridda iyo dawaynta cudurrada haweenka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hétérodoxie
hétérodoxie, n.f. - ka duwanaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
minéralogie
minéralogie, n.f. - cilmiga barashada macdanta.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
miterolooji
-ga: (magac, lab, keli) cilmiga barashada saadaasha cimilada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
géomorphologie
géomorphologie, n.f. - cilmiga qolofta dhulka
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
anthropologie
anthropologie, n.f. - Cilmiga ama sayniska Ninka ama Qofka: Bilowgiisii; Horumarkiisa, caadooyinkiisa, waxyaabuhuu rumaysan yahay iwm.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Metamorphosis
Dub dhicis, xuub ridasho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paléontologie
paléontologie, n.f. - cilmiga barashada xufriyaadka, ama lafaha iyo geedihii waagi hore jiri jireen.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
bacteriological
(adj) pertaining to the study of bacteria
ku saabsan barashda baktiiriyada