meritocracy
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
meritocracy
/meratoorisi/ (n) hab ku dhisan in jagada sare loo dhiibo qofkii awooddeeda leh, u qalma.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
aristocracy
/aarastakarsi/ (n) dabaqadda sare ee bulsho ama dadka magaca dheer ama reer boqor ah. e.g. Saudi arabian aristocracy.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
aristocracy
/aristaakrasi/ (n) dadky bulshythy ingky sharaf bathang (laangdheer eh).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
autocracy
/ootakrasi/ (n) kali-talin (in qof kaliya taliyo), kali xukumid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
democracy
/dhimokrasi/ (n) dimogqraadi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
delicacy
/dhelikasi/ (n) 1. xasaasi (taxadar gaar ah u baahan) (n) 2. dhadhan-fiicnaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
derisory
/dhiraysori/ (adj) jees-jees (likaaco).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
literacy
/litarasi/literate; (n) wax qori kara waxna akhrin kara (aqoon leh).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Literacy
Farbarasho
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
mediocre
/miidhi owkar/ (adj) heer hoose ah (liita); tayo daran.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
mediocre
agg. - dhexdhexaad ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
médiocre
médiocre, adj. - aan fiicnayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
meritare
v.tr. - mutaysasho, istaahilid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
territory
/teratoori/ (n) 1. dhul dawlad raacsan ama laga xukumo. 2. gobol (siiba dhul gaar u go'an).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
aristocrat
/aristakrat/aristocrats; aristocratic; (n) qof ka dhashay reer magac cheer.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
aristocrat
/aristakrat/ (n) lang sharaf leh amy laandheer eh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
bureaucracy
/biyuurakrasi/ (n) 1. xafiisyada dowladda oo aan waxba ka fulin, waayo sharciyadooda iyo maamulkooda oo tiro badan awgood. 2. madaxda dowlada oo dad magacaabo (aan la dooran)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
meritorious
/meratoori as/ (n) abaalgud mudan (mudnaan leh).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
aristocràtico
agg. - aristoqaraadi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gérontocratie
gérontocratie, n.f. - dawlad ay dad da wayni maamulan.