mercantile
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mercantile
mercantile, adj. - ganacsi.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
mercante
s.m. - ganacsade, gedislay.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
merchandise
/marjandhays/ (n) badeeco (alaabta laga ganacsado).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
merchandise
n., alaabo, -adi, xoolo, -ihi, mood, -ki, saman, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
meantime
/miintaym/ (n) isla-waqtigaas (isla-mar ahaantaas).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
versatile
/vers tayl/ versatility; (adj) 1. xirfado-badan (qof xirfado kala duwan yaqaan) (adj) 2. adeegsi badan (shay siyaabo badan loo isticmaali karo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
versatile
versatile, adj. - si fudud ama hawl yar u dhaqaagi kara; la dhaqaajin karo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mercenaire
mercenaire, n.m. - calooshi u shaqayste.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
marchandise
marchandise, n.f. - alaabta laga ganacsado.
argent-marchandise - Lacag-badeecad.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
perceptible
/perseptabal/ (adj) la garan karo (la arki karo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perceptible
perceptible, adj. - la qaban karo; la fahmi karo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
imperceptible
/imparseptabal/imperceptibly, imperceptibility; (adj) aad u yar; aan la arki karin (ilma qabato).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
imperceptible
imperceptible, adj. - aan la maqli karin.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
fertile
(adj) capable of reproducing.
tarmi kara
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fertile
/fertayl/ (adj) bacrin ah, wax dhali og, sida dhulka bacrinta ah iwm.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Fertile
Bacrin
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
fèrtile
agg. - bacrin ah, dal carrasan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fertile
fertile, adj. - nafaqo leh; nafaqo ah (ciidda, dhulka, dhirta).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
fertile
a., barwaaqaysan; fertile place, ramash, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
gentile
/jental/ (adj) 1. dabac-san, jilicsan (adj) 2. naxariis-badan, dabci-qabow.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
gentile
agg. - qof wanaagsan.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
gentile
n., (heathen) gaal, -ki; the gentiles, gaalo, -adi.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
hantile
m. n. prosperous person
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hantile
de: prosperous person
lx: hantile
pd: (/ha)
ps: n7-m
key: hantile
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
màntide
s.f. - abootoidobadis, ayeeyo lugdheer.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Maranti
(Maranti-da)
Waxa naagta la qabaa ninkeeda u tahay; afo; oori; arad.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
maranti
m.dh (-iyo, m.l/-iyaal, m.l/dh) Oori; afo.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
maranti
m.dh (-iyo, m.l/-iyaal, m.l/dh) Oori; afo.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
maranti
f. n. wife
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
maranti
-da: (magac, dhedig, keli) gabadh aan weli la guursan. Dh: gashaanti, gabadh. Li: doob.
maranti -da: (magac, dhedig, keli) waxa naagtu saygeeda u tahay. Dh: affo, oori, arad, naag.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
maranti
cf: afo, oori, marwo
de: wife
lx: maranti
pd: (-da)
ps: n1-f, n7-f
key: maranti
Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
Martile
name-m guest-keeper
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
mentire
v.intr. - beensheegid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
mercato
s.m. - saylad, suuq.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perçant
perçant, adj. - dalooliya.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ranjile
m.l la-mid: rinjile.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
érectile
érectile, adj. - istaajin kara.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
évangile
évangile, n.m. - injiil; diinta Kirishtaanka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
garantie
garantie, n.f. - caymis.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
mediante
prep. - waasidha; ku (imparo litaliano m. un metodo nuovo.: af Talyaaniga baan ku bartaa hab cusub).
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Merchant
Ganacsade
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
merchant
/marjant/ (n) ganacsade.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
merchant
n., baayac mushtari, -gi, dilaal, -ki.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
seccante
agg. - dhiblow ah, wadnaqabad ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
servante
servante, n.f. - qofka adeega; adeege; shaqaale.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
garantire
v.tr. - ballanqaadid.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
infantile
(n) pertaining to an infant or to infancy.
ku saabsan ilmo
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
infantile
agg. - carruureed.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infantile
infantile, adj. - carruurnimo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
meanwhile
/miinwayl/ (adv) ilaa waqtigaas (ilaa inta la gaarayo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mécanique
mécanique, n.f. - Farsamo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mécaniser
mécaniser, V. - Farsamayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mécanisme
mécanisme, n.m. - Qaybaha socda ee mashiinka; makiinada.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
meccanica
s.f. - makaanig (qayb fiisika).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
meccanico
agg. e s.m. - farsamayaqaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
mechanize
/mekan ays/ (v) matoor adeegsad, halkii gacmaha la adeegsan lahaa.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reconcile
/rekansayl/ (v) 1. hishiin 2. dhex-dhexaadin. 3. jeegarayn (laba xisaabood isku eegid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
reconcile
v.tr., heshiisii, nabdii.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
mergayaale
-ha: (magac, lab, keli) midhaha geedaha qaarkood sida qudhaca galoolka iyo maraaga oo geydhe laga dhigto. Dh: dhinbil, qabco, gaydhe, dheemaal.
mergayaale-ha: (magac, lab, keli) geed ka mid ah geedaha ka dhasha ama ka dhexbaxa geedaha kale oon godax lahayn. Sogsogta waxa ka dul bigla mergayaale. Dh: hiddigalo.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Percentage
Boqoley
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
percentage
/persentij/ (n) boqolleey (boqolkiiba).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Percentage
Boqolkiiba
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
perceptive
/perseptiv/ perceptively; (adj) fahma badan (fiira-dheer).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
germanophile
germanophile, adj. - Jarmalka jecel
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
encanailler
encanailler, s', V. - is sharaf dilid; is qiimo tirid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perfectible
perfectible, adj. - fiicnayn kara.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
serpentaire
serpentaire, n.m. - shimbir maska cunta
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
imperfectible
imperfectible, adj. - aan la wanaajin karin.