meningitis
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Meningitis
Cudur maskaxeed
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
méningite
méningite, n.f. - Cudur maskaxda gala.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Meninges
Xuub maskaxeed
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
meaningless
/mininles/ (adj) aan macna lahayn (wax ka soo qaad la hayn).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
salpingitis
(n) inflammation of the fallopian or eustachian tube.
dhuumaha makaanka oo bukooda
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Minxiis
(Minxiis-ka)
Qof labada is guursadey aan midna ahayn oo haddana maammulka arooska oo dhan loo xilsaaro (qurxinta guriga, martida, cayaaraha).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
minxiis
m.l (-syo, m.dh) Labo qof oo isguursaday nin u wehel yeela muddada ay arooska ku jiran.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
minxiis
m. n., [compound] person who makes the arrangements for a wedding- ceremony; best man
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
minxiis
-ka: (magac, lab, keli) wiil gacanyare u ah caruus.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
minxiis
de: person who makes the arrangements for a wedding-ceremony; best man
lx: minxiis
pd: (-ka)
ps: n2a-m-cmp
key: minxiis
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Mebritis
Xanuunka ilmagaleenka
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Ningixid
(Ningixid-da)
Ningax u yeelid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ningixid
m.f.dh eeg ningax². la-mid: lingixid, niggixid.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
rhinitis
(n) inflammation of the mucous membrane of the nose.
sanboor
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
weligiis
n. phr., [conjunction] he ... still ~ always / never
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
weligiis
de: he ... still ~ always / never = weli + kiisa
initial: w
lx: weligiis
ps: np / conj
key: weligiis
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
définitif
définitif, adj. - Joogta ah.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
gelinsiis
m.l la-mid: gelinsiin.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
menijiito
m.dh (daawo) Cudur ka mid ah cudurrada la is qaadsiiyo oo uu keeno baktiiriyada loo yaqaan “neisseria meningitidis” waxana la isugu gudbiyaa qufaca, hindhisada wuxuuna badanaa ka dillaacaa meelaha dadku ka badto, ilmaha ayaa u jilicsan qaadista cudurka.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
menijiito
m.dh (daaw.) Cudur ka mid ah cudurrada la is qaadsiiyo oo uu keeno baktiiriyada loo yaqaan 'neisseria meningitidis' waxana la isugu gudbiyaa qufaca, hindhisada wuxuuna badanaa ka dillaacaa meelaha dadku ka badto, ilmaha ayaa u jilicsan qaadista cudurka.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
menijiito
-da: (magac, dhedig, keli) cudur ka mid ah cudurrada la is qaadsiiyo oo uu keeno baktiiriyada loo yagaan 'neisseria meningitidis' waxana la isugu gudbiyaa qufaca, hindhisada wuxuuna badanaa ka dillaacaa meelaha dadku ka badto, ilmaha ayaa u jilicsan qaadista cudurka.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
vaginitis
(n) inflammation of the vagina
hoosta xanuunaysa
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Vaginitis
Dhashi Xanuun
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
giringiris
m.l la-mid: garangarin.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
laryngitis
(n) inflammation of the larynx, a condition causing dryness and soreness of the throat, hoarseness, and cough.
dhuun xanuun
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
micingirif
-ta: (magac, dhedig, keli) middi af daran middi saawir ah. Micingirif neef laguma bireeyo. Dh: saawir
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
tendonitis
(n) inflammation of tendons and of tendon-muscle attachments.
seedo xanuun
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Peritonitis
Caloolfuur
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sentiimitir
m.l (-rro, m.dh) Mitir boqol meelood loo qaybiyey meeshiis. la-mid: shentiimitir.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
sentiimitir
m.l (-rro, m.dh) Mitir boqol meelood loo qaybiyey meeshiis. la-mid: shentiimitir.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sentiimitir
-ka: (magac, lab, keli) halbeeg lagu cabbiro dhererka, lana mid ah 1/100 meter; sumadsiisuna waa sm (Ingiriis: cm).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
tonsillitis
(n) inflammation of the tonsils.
xoqada ama qumanka buka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tonsillitis
/tonsalaytis/ (n) cudurka qumanka (tonsaliito).