ereyga

maytokondoriya

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

maytokondoriya

DHAN

m.l (-ooyin, m.l) (baayoloji) Dhisme laga helo saytobalaasamka unugga dhirta iyo xayawaanka taasi oo qaadda neefsashada ogsajiinta leh: waa meesha ay ka dhacdo meertada kerbis iyo silsiladda gudbinta ilaktaroon, iyo weliba soo saarista tamarta unugga.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

maytokondoriya

DHAN

m.l (-ooyin, m.l) (baay.) Dhisme laga helo saytobalaasamka unugga dhirta iyo xayawaanka taasi oo qaadda neefsashada ogsajiinta leh: waa meesha ay ka dhacdo meertada kerbis iyo silsiladda gudbinta ilaktaroon, iyo weliba soo saarista tamarta unugga.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

maytokondoriyo

DHAFAN

-ha: (magac, lab, keli) dhisme laga helo saytobalaasamka unugga dhirta iyo xayawaanka taasi oo qaadda neefsashada ogsajiinta leh: waa meesha ay ka dhacdo meertada kerbis iyo silsiladda gudbinta ilaktaroon, iyo weliba soo saarista tamarta unugga.

waa la naqliyay ✓