ereyga

matter-of-fact

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

matter-of-fact

DHAN

/maatar of faakti/ (adj) sida xaqiiqdu tahay (sida xaqiiqda ah).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

sida xaqiiqdu tahay

DHAABAN

(adj) matter-of-fact (maatar-of-faakti) ~ sida xaqiiqda ah

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

fact

DHAABAN

n., falniin, -ti, wax la falay; take him in the fact (act), runta ku qabo; matter of fact, dhab, -ti; it is a matter of fact, waa dhabti.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

after-effect

DHAFANDHAAF

/aafter-ifekt/ after-effects; (n) wax-yeellayn; wax markay dhacaan waxyeelo leh. e.g. a drug with no after-effects.

waa la naqliyay ✓