matriarcat
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
matriarcat
matriarcat, n.f. - Ku abtirsiinyaha xagga hooyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
patriarcat
patriarcat, n.m. - hab nololeed oo aabuhu awood buuxda u lee yahay reerka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
patriarcal
patriarcal, adj. - kasoo jeeda oo kali ah xaga aabaha; ku abtirsada oo kali ah aabaha.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
patriarch
/peytriyark/ (n) duq beel ama reer waayeel u ah (laga tala qaato).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
patriarch
n., badriiq, -gi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
matrice
matrice, n.f. - ilma galeen.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
matrice
n., (womb) rimay, -gi, uur, -ki.
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
MARA-CAD
(Maro-ad) N Tarchonanthus camphoratus L. Compositae.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
maraqcas
-ka: (magac, lab, keli) suugo ka kooban xawaash kala jaadjaad ah iyo hilib iyo geedo la isku karshey co cunnada lagu daanto. Dh: suugo, sanuunad, soos.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
mararaah
-a: (magac, lab, keli) fuud baryood ah gaar ahaan ka garawga. Mararaah baa meesha lagu daadshay.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
marmarad
-ka: (magac, lab, kli) il gacanta dul marmarin oo ku cadaadin. Dh: marmarasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
marmaran
(tilmaame) marmar lagu sameeyey ah; qurux badan oo naqshadaysan. Dh: naqshadaysnayd.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
matrigna
s.f. - aayo, eeddo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Mayracad
(Mayracad-ka)
Mayracasho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
mayracad
m.l la-mid: mayracasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
mayracad
-ka: (magac, lab, keli) eeg mayracasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
marmarsad
-ka: (magac, lab, keli) wax dubka dushiisa iska jijibin. Dh: marmasasho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
matatarsan
f.mg4 (-naa, -nayd) Wax la matatariyay ahaansho (xoolo).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
matatarsan
(tilmaame) farsamaysan oo maskax iyo fiiro ku socda. Si matatarsan ayaad wax u waddaa. Dh: farsamaysan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
materialista
s.m. - raacsan ama aaminsan maadiyadda.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
mataraariye
m.l (-yayaal, m.l/dh) Nooc ka mid ah buntukhda ciidammo oo leh labo addin, si darandorri ahna u dhaca; boobe.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
mataraariye
m.l (-yayaal, m.l/dh) Nooc ka mid ah buntukhda ciidammo oo leh labo addin, si darandorri ahna u dhaca; boobe.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
mataraariye
m. n. automatic rifle; machine gun
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
mataraariye
-mataraariyaha: (n) machine gun-baban
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
mataraariye
-ha: (magac, lab, keli) qof ildheer oo kolkay surgasho sida looga bixiyo yaqaan. Dh: magmakeeye.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
mataraariye
de: automatic rifle; machine gun {It}
lx: mataraariye
pd: (/ha)
ps: n7-m
key: mataraariye
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
materialism
/metiriyaalisam/ (n) adduunyo iyo lacag aaminid (aaminsanaanta lacagta oo aan wax kale la tixgelin).