ereyga

maskaxgeelkalabax

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

maskaxgeelkalabax

DHAN

-da: (magac, dhedig, keli) bahal kolba meesha ay joogto isku ekeysiisa.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

geeldhugeeye

DHAABAN

-ha: (magac, lab, keli) jaad ka mid ah xammaaratada ka mid ah oo hadba halka ay joogto isu ekaysiisa oo geela xanuunka dhugatada u keena. Dh: jirjirroole, maskaxgeelkalabax.

waa la naqliyay ✓