marriageable
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
marriageable
/maarijabal/ (adj) guur ku habboon (la guursan karo).
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
gashaanti
f. n. girl of marriageable age, teenage girl
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
guurgal
m. n., [compound] person of marriageable age
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
guurgal
-ah: (adj) marriageable (maarajabel)
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gashaanti
de: girl of marriageable age, teenage girl
lx: gashaanti
pd: (-da)
ps: n1-f
key: gashaanti
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
guurgal
de: person of marriageable age
lx: guurgal
pd: (-ka)
ps: n-m-cmp
syn: guurdoone
key: guurgal
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
manageable
/maanijabal/ (adj) la maarayn karo (la maamuli karo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
partageable
partageable, adj. - la qaybsan karo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impartageable
impartageable, adj. - aan qaybsami karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inarrangeable
inarrangeable, adj. - aan la hagaajin karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
irrigable
irrigable, adj. - la waraabin karo (beer).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mangeable
mangeable, adj. - la cuni karo.
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
marriage (n)
aruus
guur
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
agreeable
/agriiyabal/ (adj) wax fiican; laysku raaci karo ama macquul ah. e.g. The idea is agreeable to me.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
agreeable
a., baxsan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
gararable
-ha: (magac, lab, keli) cayayaan yaryar oo qolof leh. Gararable ayaan arkay gogoshayda fuushan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
garbagale
-ha: (magac, lab, keli) garan laga hoos xidho shaadhka. Garbagalahii baa iga madhay. garbagarbow: (fal) cudurka magacaa lihi, hakugu dhaco.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
irritable
/irratabal/ (adj) qofka wax kasta ka xanaaqa (car i taabo, xanaaqa fudud).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
irritable
irritable, adj. - qofka camalka xun; dareenle; dareeme ah; dareemi og
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
malléable
malléable, adj. - Badalmi kara (la dheerayn karo ama la balaadhin karo).
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
martigali
-yey / say: (v) serve as host (howst) to.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
martigeli
(fal) dad marti ah sooryee oo sed iyo seexadba sii. Ninka socotada ah saddex habeen martigeli. Dh: sooryey barii.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
navigable
/naavagabal/ (adj) biyo badan oo maraakiibtu dul mari karto (la dul mari karo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
navigable
navigable, adj. - Badmaaxidnimo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qararable
m.l (-layaal, m.l/dh) Qaloon diireed oo aan la biifin. la-mid: qararab, qararabdheere.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
sarraafle
-sarraaflaha: (n) money changer (mani-jeen-jer); money dealer
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Garbaggale
(Garbaggala-ha)
Wixii garbaha la gashado; garbaggashi; shaati.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
garbaggale
m.l (-layaal, m.l/dh) Shaati. la-mid: garbaggashi.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
garbaggale
m. n., [compound] shirt, jacket
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
garbaggale
de: shirt, jacket
lx: garbaggale
pd: (/ha)
ps: n7-m-cmp
syn: shaati
key: garbaggale
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
mareegaale
-ha: (magac, lab, keli) cay tuugga lagu caayo. Tuugoow mareegaale.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
martiggeli
f.g2 (-iyay, -isay) Qof marti ahaan u soo dhaweyn.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
martiggeli
f.g2 (-iyay, -isay) Qof marti ahaan u soo dhawayn. m.f.dh, martigelin.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
martiggeli
v. host, show hospitality to someone
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
martiggeli
de: host, show hospitality to s.o.
lx: martiggeli
pd: (martiggeliyey)
ps: v2a=tr
key: martiggeli
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
harwaraable
m.l Waqtiga kulul meelaha aan geedaha lahayn isgelinta iduhu ay madaxa isgeliyaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
négligeable
négligeable, adj. - U ergeyn; waanwaan iyo heshiis kala faalootid wada xaajood.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
sararaggale
m.l Deriskunool gala dhogorta nirgaha oo dhiigga ka nuuga.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sararaggale
-ha: (magac, lab, keli) dhibiiqa nirgaha gala, dulin gala maqasha geela ee yaryar, gofone yaryar oo dhogorta u gala nirgaha.
sararaggale -ha: (magac, lab, keli) dharka la gashado ee feedhaha qariya. Dh: garbaggale.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
serviceable
/servisabal/ (adj) la-adeegsan karo (la-isticmaali karo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
envisageable
envisageable, adj. - laga fakari karo; laga fiirsan karo.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Cartilage bone
Laf carjaweed
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
harraatigeelle
-ha: (magac, lab, keli) bahal yar oo cayayaanka ka mid ah oo jirriqaaga u eg oo geeso dhaadheer iyo lugo qodaxyo leh oo cadawga ay ku harraatido leh. Dh: kobojaa, kabajaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inéchangeable
inéchangeable, adj. - aan la isku badali karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
irreplaceable
/irripleysabal/ (adj) wax aan baddalkiisa la heli karin (wax u dhigma aysan jirin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
interchangeable
/intarjeynjabal/ (adj) laysku beddelan karo (lays weydaarsan karo) (laba shay, laba eray iwm).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
interchangeable
interchangeable, adj. - la isku badali karo