marital status
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
marital status
/maaratal-isteytas/ (n) guur ahaan; xaas ahaan (qofka xaaladdiisa guur).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Marital Status
Guur; guri-lahaan
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
xaaladda guur
-ka: (n) marital status (meeratal-isteey-tas); [such as married, single...; sida: xaas, doob ...]
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Strata, Stratum
Lakabyo, Lakab
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
capitalista
s.m. - hantigoosad.