marecageux
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
marécageux
marécageux, adj. - Dhay; Meel biyo fadhiisi leh.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
marcare
v.tr. - calaamayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mariage
mariage, n.m. - Aroos; nikaax; guur.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
orageux
orageux, adj. - hanqadh leh (roob hanqadh leh).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
maragfur
maragfur¹: m.l Sheegidda wax dhacay oo goobjoog loo ahaa la sheego. la-mid: maragfurid.
maragfur²: f.mg1 (-ray, -rtay) Wax dhacay oo goobjoog loo ahaa sheegid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
maragfur
maragfur¹: m.l Sheegidda wax dhacay oo goobjoog loo ahaa la sheego.
maragfur²: f.mg1 (-ray, -rtay) Wax dhacay oo goobjoog loo ahaa sheegid. m.f.dh, maragfurid.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
maragfur
v., [compound] testify, witness, give testimony
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
maragfur
-ay / tay: (v) bear witness; give evidence; witness for or against ~ markhaati fur
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
maragfur
(fal) sida ad wax u og tahay u sheeg: waxaad aragtay ama waxaad maqashay sheeg. Sida uu Eebbe kugu ogyahay u maragfur.
maragfur-ka: (magac, lab, keli) sheegidda uu qof markhaati loo qabsadaa uu qaadi ama quudi xeerbeegti hortooda ka sheego sida uu wax u ogyahay. Dh: markhaatifur.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
maragfur
de: testify, witness, give testimony
lx: maragfur
nt: with preposition ka (to), ku (against), u (for ~ in favor of)
pd: (maragfuray)
ps: v1=cmp
key: maragfur
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
marriage
/maarij/ (n) guur (is aroosid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
marriage
n., guur, -ki, guursad, -ki, aroos, -ki.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
précieux
précieux, adj. - aad qaali u ah; wax qiimo weyn leh
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
malicieux
malicieux, adj. - Qofka dadka ku jeesjeesa.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
margaguuf
-ka: (magac, lab, keli) nin xoog badan oo bilaa faa'iido ah. Margaguuf xiid an daalin baa dhaama. Dh: xoogweyne. Li: xiid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ombrageux
ombrageux, adj. - hadheeya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
paresseux
paresseux, adj. - qofka cajiska ah; aan jeclayn in uu shaqeeyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
miraculeux
miraculeux, adj. - mucjisad
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
irreligieux
irreligieux, adj. - aan diini ahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
malchanceux
malchanceux, adj. - Qof murugaysan aan nasiib lahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
merveilleux
merveilleux, adj. - Cajiib ah; cajab leh; la yaab leh; yaab badan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
malencontreux
malencontreux, adj. - dhibaato u geysi qof.