ereyga

manuscript

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

manuscript

DHAN

/maan yuskript/ (n) 1. qoraalka ugu horreeya ee buug intaan la daabicin (badanaa qalin ku qoran). 2. qoraal hore oo gacan ku qoran (intaan la daabicin ka hor).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

manuscrit

DHAFAN

manuscrit, n.m. - Qoraal; far la qoro; far gacan lagu qoro.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

dhigaal

DHAABAN

-ka: (n) 1. savings (seeyv-ings); reserve (riseerv); fund (fandh), hoard (hoodh); cache (kaash) ~ kayd, dhito. 2. writing (raay-ting); handwriting (haandh-raayting); script (iskiript); manuscript (maan- yus-kiript); penmanship ~ qoritaan, qoraal

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

qoraal gacmeed

DHAABAN

-ka: (n) handwriting (haandh-raayting); script (iskiript); manuscript (maan-yus-kiript); penmanship ~ qoraalka gacanta, qoritaan, dhigaal, far

waa la naqliyay ✓

Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]

Qoraal

DHAABAN
1

Manoscritto; testo

2

Manuscript; text

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

manoscritto

DHAFANDHAAF

s.m. - farguri.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

conscript

DHAFANDHAAF

/konskript/ (v) askari ku qasbid (askari u qafaalid).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

transcript

DHAFANDHAAF

/traanskript/ transcription; (n) 1. qoraal-guursan (qoraal lasoo guuriyey) (n) 2. koobbi (qoraal daabacan); nuskho.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

nondescript

DHAFANDHAAF

/ (adj) 1. aan tilmaan lahayn (wax lugu tilmaamo oo calaamad ah aan lahayn) 2. aan soo jiidasho lahayn (iska caadi ah).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

inscrit

DHAFANDHAAF

inscrit, adj. - ku qoran

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

sanskrit

DHAFANDHAAF

sanskrit, n.m. - afka barakaysan iyo suugaanta Hindida oo af Hindi iyo Yurub isku dhex jira ah

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

postscript

DHAFANDHAAF

/powst skript/ P.S.; (n) fiiro gaar ah, sida hadal gadaal looga daro warqad, oo muhiim ah ama gadaal laga xasuustay; f.g. Soomaali ahaan

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

postscript

DHAFANDHAAF

n., warqadda wax ku dar.

waa la naqliyay ✓