makiinad qoraal (it.)
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
MAKIINAD QORAAL (It.)
Macchina da scrivere
Typewriter
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
MAKIINAD XISAABEED (It.)
Calcolatrice
Adding machine
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
makiinadda qoraalka
n. phr. typewriter
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
makiinadda_qoraalka
a: makiinadda farta
de: typewriter
lx: makiinadda qoraalka
ps: np
key: makiinadda_qoraalka
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
SHARCIYEYN QORAAL (Cr.)
Legalizzazione
Legalization
Waa marka qoraal muhiim ah, nooc kasta ha ahaadee, qoraal rasmiyeeyuhu u aqoonsado, una diiwaan geliyo, inuu sharci ku qotomo.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Makiinad xisaabineed
Calculating machine
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
MAKIINAD DAABAC BADIS
Duplicatrice
Duplicating machine