ereyga

majiire dayaxeed durugsan

Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Majiire dayaxeed durugsan

DHAN

Apogee

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

majiire-dayaxeed durugsan

DHAFAN

m.l (-yaal ..., m.l/dh) (c.fal.) Barta ugu fog ee uu maro meere (gaar ahaan dayaxa) marka loo eego dhulka.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

majiire-qorraxeed durugsan

DHAFAN

m.l (-yaal ..., m.l/dh) (c.fal.) Barta ugu fog ee uu maro meere marka loo eego qorraxda. Marka uu dhulka ugu fogyahay wuxuu qorraxda u jiraa 94.5 milyan oo mayl.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

majiire-qorraxeed durugsan

DHAFAN

m.l (-yaal ..., m.l/dh) (c.fal.) Barta ugu fog ee uu maro meere marka loo eego qorraxda. Marka uu dhulka ugu fogyahay wuxuu qorraxda u jiraa 94.5 milyan oo mayl.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Majiiro qorraxeed durugsan

DHAFAN

Aphelian

waa la naqliyay ✓