madoorsoome-neef
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
madoorsoome-neef
m.l (-mayaal ..., m.l/dh) (fiisikis) Madoorsoomaha ku jira isle'egta neefta caalamiga ah (eeg heerarka neefta). Waxa uu leeyahay qiimaha 8.31434 JK -1 mol -1.
waa la naqliyay ✓
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
madoorsoome-neef
m.l (-mayaal ..., m.l/dh) (fiisikis) Madoorsoomaha ku jira isle'egta neefta caalamiga ah (eeg heerarka neefta). Waxa uu leeyahay qiimaha 8.31434 JK -1 mol -1.
waa la naqliyay ✓
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
madoorsoomeneefeed
-ka: (magac, lab, keli madoorsoomaha ku jira isle'egta neefta caalamiga ah (eeg heerarka neefta). Waxa uu leeyahay qiimaha 8.31434 JK -1 mol -1.
waa la naqliyay ✓