ereyga

macaashulmacaash

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

macaashulmacaash

DHAN

-ka: (magac, lab, keli) eeg macaashalmacaash.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

macaashalmacaash

DHAFAN

-ka: (magac, lab, keli) lacag lagu xisaabiyo nisbada baayacmushtarku sannadkii faa'iido oo dawladda la siiyo; cashuur ay dawladdu ka qaaddo faa'iidada baayacmushtarku sannadkii helo. Dh: faa'iido, macaashulmacaash.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

macaluulsanaansho

DHAFANDHAAF

-ha: (magac, lab, keli) macaluul la ildarnaan oo gaajo iyo nafaqadarro la rafaadsanaan.Dh: macaluulsanaan.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

macasalaamays

DHAFANDHAAF

-ka: (magac, lab, keli) isa sagootin iyo is nabadgelyayn. Macasalaamayskayagii ayaa laba saacadood qaatay.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

macaluulsanaan

DHAFANDHAAF

-ta: (maagac, dhedig, keli) eeg macaluulnaan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

macaluulnaansho

DHAFANDHAAF

m.l/dh la-mid: macaluulnaan.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

macaluushanaansho

DHAFANDHAAF

-ha: (magac, lab, keli) eeg macaluulsanaansho.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

majasuuxsanaansho

DHAFANDHAAF

m.l/dh la-mid: manjasuuxanaan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

manjasuxsanaansho

DHAFANDHAAF

m.l/dh la-mid: manjasuuxsanaan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

masaafursanaansho

DHAFANDHAAF

m.l/dh la-mid: masaafirsanaan.

waa la naqliyay ✓