ereyga

long-winded

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

long-winded

DHAN

/ (adj) hadal badan oo aan dhadhan lahayn (hadal dheer oo macna darra ah).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

one-sided

DHAFANDHAAF

/wan-saydhid/ (adj) dhan u janjeera (hal dhan u badan).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

single-minded

DHAFANDHAAF

/singal-mayndhidh/ (adj) hal ujeeddo leh (hal dan leh).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

alongside

DHAFANDHAAF

/aloongsayd/ (prep) 1. dhinaca isku haya; dhinac socda. e.g. There was a bookstore alongside the theatre. 2. gacmaha is haysta ama iscaawinaya (isla shaqayn kara).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

alongside

DHAFANDHAAF

ad., barbar.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

long wave

DHAFANDHAAF

(n) mawjad dheer (mawjadda dheer ee raadyaha iwm).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

longévité

DHAFANDHAAF

longévité, n.f. - cimri dheer; nolol dheer.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Longitude

DHAFANDHAAF

Dhigo

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

longitude

DHAFANDHAAF

/lonjatuudh/ (n) 1. dhigaha (xarriiqaha dhigaha) 2. masaafada meeli u jirto dhul baraha marka laga cabbiro dhanka bari ama galbeed.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

longitude

DHAFANDHAAF

longitude, n.f. - dhig (xarriiqaha dhulalka ee u jeexan koonfur-waqooyi).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

open-minded

DHAFANDHAAF

/owpen-mayndhid/ open mindedly;(adj) ilbax ah (qof reer-magaal ah oo ruux kasta fahmi kara).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

absent-minded

DHAFANDHAAF

/ (adj) maqane jooge, qofka kula jooga hadana maahsan. e.g. Some of the students are absent-minded when it comes to remembering their homework.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

boog-xiidmeed

DHAFANDHAAF

m.dh (-dyo, m.dh) (daawo) Boog ku taal qayb ka mid ah xiidmaha (duodenum) waxaana keena asidhka caloosha. Waxaana u badan dadka noocooda dhiigga uu yahay kooxda “O”. Astaamaha: xanuun uurkujirtada marka calooshu marantahay; matagna waa jiri karaa.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

boog-xiidmeed

DHAFANDHAAF

m.dh (-dyo, m.dh) (daaw.) Boog ku taal qayb ka mid ah xiidmaha (duodenum) waxaana keena asidhka caloosha. Waxaana u badan dadka noocooda dhiigga uu yahay kooxda 'O'. Astaamaha: xanuun uurkujirtada marka calooshu marantahay; matagna waa jiri karaa.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

long-standing

DHAFANDHAAF

(adj) muddo badan jirey; soo jireen ahaa.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

single-handed

DHAFANDHAAF

/singal-handhidh/ (adv) hawl qof kaligiis qabto, ~ nitooxsi.

waa la naqliyay ✓