loathsome
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
loathsome
a., yiqyiqsan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
loath-some
/lowth sam/ (adj) nacayb keenaya; la naco.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
loathe
/lowth/ (v) karhid; nebcaysasho.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
loathe
v.tr., (abhor) nac; he loathes every meat, hilib walba waa ka yiqyiqsanayaa; v.i., (create disgust) yiqyiqsi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
lonesome
/lownsam/ (adj) cidla dareemaya; kali ah.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Fathom
Baac
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fathom
/faathom/ (n) 1. cabbirka inta wax-hoos u qodan yihiin, oo la mid ah 6 tallaabo ama 1.8 mitir (n) 2. fahmid, dhuuxid, si-fiican u-fahmid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qotome
m.l (-mayaal, m.l/dh) (xisaab) Waxyaabo ay isku qotomaan, tusale ahaan: laba xood waa ay isku qotomaan haddii taabteyaashoodu halka barta isgoyska ay yihiin qotome.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
qotome
m.l (-mayaal, m.l/dh) (xisaab) Waxyaabo ay isku qotomaan, tusale ahaan: laba xood waa ay isku qotomaan haddii taabteyaashoodu halka barta isgoyska ay yihiin qotome.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Qotome
Orthogonal, Perpendicular
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qotome
-ha: (magac, lab, keli) meesha ay ku kulmaan labo dhidib oo midi jiifo midna taagan yahay; diilin kasta iyo sagxad kasta oo u la kulma si xagal quman ah (90) diilin iyo sagxad kale.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
awesome
/oosam/ (adj) cajiib ah oo aan loo qaadan karin ama laga cabsado. e.g. Her achievements are awesome.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Cathode
Qotintabane
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Outcome
Natiijo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outcome
/awt-kam/ (n) natiijo (maxsuul).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pothole
/pat howl/ (n) kannaal (kelli biyo mareen ah).
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Autosome
Otosoom
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
bathrobe
/baath roob/ (n) dharka qubeyska (dharka markii la mayranayo la xirto).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
étatisme
étatisme, n.m. - marka dawladu babka dhaqaale soo faragaliso.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fearsome
/fiirsam/ (adj) cabsi-leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
footsore
/fuutsoor/ (n) lugo-xanuun, siiba socodka lugaynta ah keeno.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
handsome
/haan-sam/ (adj) qurxoon, siiba quruxda raga. e.g. He is handsome.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
handsome
a., qurux badan, or qurux wanaagsan, baxsan, shuban.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
loodsame
-ha: (magac, lab, keli) walax kala jiidanta ama kala fidda marka xoog lagu muquuniyo, marka la sii daayana xooggii lagu kala jiiday tasaysa oo dib ugu soo noqota jimidhkeedii iyo dhererkeedii asalka ahaa. Dh: liicsame. Li: miiqme.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
loophole
/luup hool/ (n) gul-daloolo (cillado iyo khaladaad; dal-daloolo yar-yar u raadin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
porthole
/poort howl/ (n) daaqadda diyaaradda ama markabka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
posthume
posthume, adj. - uur ku hadh; qofka ama ilmaha dhasha markuu aabbihii dhinto ka dhib; dhaca geeri dabadeed yimaada
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
wearisome
/wirisam/ (adj) tabcaan lugu noqonayo (dhib-badan oo lugu daalayo).