lix-geesle
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
lix-geesle
-lix-geeslaha: (n) hexagon (heksigoon); cube (kiyuub) ~ shaxan lix-geesle ah
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Lixgeesle
Hexagon
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cube
/kiyuub/ (n) 1. lix-geesle (lix-dhinacle) (n) 2. saddex-jibbaar.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hexagon
/heksagon/ (n) shaxan lix-geesle ah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
esàgono
s.m. - lix geesle.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
compact
compact, adj. - Heshiiska dhex mara xisbiyo; qandaraas; isku xidhid adag.
Système compact - (Kiimiko) Hannaanka cufan.
système hexagonal compact - Lix geesle cufan.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Lixgeesle ah
Hexagonal
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
shan-geesle
-shan-geeslaha: (n) pentagon (pentagon) ~ qaab shan-geesle leh
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
IL-GEEL
(Il-gel) N Convolvulus hystrix Vahl. Convolvulaceae.
N Ipomoea sultani Chiov. Convolvulaceae.
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
DIXI-GEEL
(Dihi-geel) N Sporobolus ioclados (Trin) Nees. Gramineae.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
afargeesle
m. n., [compound]. Or [adjective] rectangle, four sided figure; quadrilateral, four-cornered
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
afargeesle
-afargeeslaha: (n) rectangle (rektaangel); a four-sided plane figure with four right angles
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
afargeesle
de: rectangle, four sided figure; [atr.] quadrilateral, four-cornered
lx: afargeesle
pd: (/ha Pl: afargeesley (da))
ps: n7-m, n5b-m-cmp
key: afargeesle
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
shangeesle
m.l (-layaal, m.l/dh) Shaxan shan gees leh.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
shangeesle
m.l (-layaal, m.l/dh) Shaxan shan gees leh.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Shangeesle
Pentagon
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
shangeesle
-ha: (magac, lab, keli) shaxan ama wax kale oo shan gees leh.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Afar geesle
Quadrilateral
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ilku-leeble
m.l (-layaal, m.l/dh) Qof la aaminsan yahay inuu nafleyda isha wax ku yeeli karo.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Tobangeesle
Decagon
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Siddeedgeesle
Octagon