lethal
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
lethal
(adj) deadly; fatal.
dilaa ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
lethal
/lithal/ (adj) wax dili kara; sun ah.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
fatal
(adj) causing death, deadly; mortal; lethal.
waxa sababa geeri ama halis ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
étal
étal, n.m. - miiska alaabta lagu dul gato
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fetal
/fital/foetal (adj) uur-kujir ah, wali uurka kujira.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
legal
/liigal/ (adj) 1. sharci; qaanuun 2. sharci ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
légal
légal, adj. - Sharciyaysan; wax sharci ah; wax la oggolyahay.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
legal
(see lawful).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
lehaw
(fal) eeg lahaw.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
lehel
m.l Bartilmaameed la isla ogyahay.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
lehel
-ka: (magac, lab, keli) bartilmaameed la isla ogyahay.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Metal
Bir
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
metal
/metal/ (n) bir.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Metal
Macdan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
métal
métal, n.m. - macdan (sida birta)
scie à métaux - minshaarta lagu jaro biraha.
extraire un métal par fusion - dhalaalinta macdanka (kala soocidda).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
petal
/petal/ (n) ubaxa qaybta sare ee midabka qurxoon.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
lethargy
(n) abnormal drowsiness or stupor; a condition of indifference.
dhacdhicis ama wareersan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
bestial
/bes-shal/ (adj) dabeecad axmaqnimo ah (xayawaanimo ah); fal aad u xun.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
central
central, adj. - Badhtamaha Dhexaadka; Dhexdhexaadka.
centrale électrique,n.f. - Warshadda Xoogga Korontada.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
enthral
/inthrol/ (v) xiisa-gelin, soo jiidasho.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ethical
/ethakal/ (adj) ee akhlaaqeed (anshax la xiriira).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
gentaal
gentaal¹: m.l la-mid: gantaal¹.
gentaal²: m.dh (-llo, m.dh) la-mid: gantaal².
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
keshali
-ga: (magac, lab, keli) maro dumarku caanasaha ku xirtaan; kayshali; keeshali.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Lateral
Dhinac
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Lateral
Dhinaceed, feedheed
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Leather
Maqaar, harag
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
leather
/lethar/ (adv) maqaar, harag, saan.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Leather
Saan, harag
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
leather
n., xoodh, -ki, jaan, -ti, harag, -gi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
literal
/litaral/ (adj) 1. sida saxda ah (xaqiiqda ah). 2. xaraf xaraf u micnayn (kalmad kasta oo micnaheeda runta ah la sheego, oo aan laga badbadin lana qalloocin).
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Litoral
Xeelli
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
meehaal
m.l 1. Filad; malayn; taawin. 2. Fikrad.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
meehaal
(fal) macno la'aan warwareeg. Haddaad baahan tahay meehaal oo shaqo raadso. Dh: naannaw, carcaraaf.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
méthane
méthane, n.m. - kiimiko: metane: CH₄
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
neutral
(adj) (m) not allied with, supporting, or favoring either side; indifferent; not acidic or basic.
dhexdhexaad ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
neutral
/niyuutral/ (adj) dhex-dhexaad (aan meelna raacsanayn).
neutral: /niyuutral/ (n) foollo (aan marsho ku jirin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
textual
/tekst shuwal/ (adj) ee qoraal ahaaneed (qoraalka la xiriira).
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Ventral
Bogeed, hooseed
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ventral
ventral, adj. - calooleed.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
celestial
/sales-shal/ (adj) ee samada (la xiriira samada ama meerayaasha sare).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
électoral
électoral, adj. - la xidhiidha doorashada
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
left-hand
/ (adj) gurran (gacanta gurta ah wax ku qabta). e.g. He is left-handed.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
let alone
/ (phr) iskaba daayoo (taa meel iskaba dhigoo). e.g. My little baby can't even walk, let alone run. let something alone/ (phr) faraha ka qaadid (iska dayn).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
letterale
agg. - micna xarfiyan ah.