laysku_raacay
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
laysku_raacay
de: unanimous; agreed upon
lx: laysku raacay
ps: expr
key: laysku_raacay
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
laysku raacay
: unanimous; agreed upon
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
laysku raacay
(adj) unanimous (yu naana mas) ~ loo dhan yahay. Ex: go 'aan laysku raacay; a unanimous decision
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Go'aan
(Go'aan-ka)
Wax ama arrin la gooyey ama la goostay; si laysku raacay oo talo ku dhammaatay ama ku go'day; guddoon; talo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
iskayl heerkul
m.l (-llo ..., m.dh) (fiisikis) Susunka qiimayaasha ee u taagan heerkul. Susunka noocani ah waxa la helaa, sida badan, in la doorto labo barood oo maguuraan ah; taas oo inta u dhexeyso loo qaybiyo qayb-hoosaadyo ku salaysan hab laysku raacay. Tusaale ahaan iskaylka Selsiyas waxa uu leeyahay 9 qaybood oo u dhexeeya (0° C) barta dhalaashanka ee biyaha iyo (100° C) oo ah barta karka ee biyaha.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
tawfiiq
m.dh Talada san oo laysku raacay; talada roon.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
iskaylheerkul

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
agreement
/agriimant/ (n) heshiis; wax laysla ogolaaday ama laysku raacay. e.g. This agreement should be cancelled.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
axiom
/aaksiyam/axioms; (adv) wax ama aragti run ah oo laysku raacay.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
axiomatic
/aksiyamaatik/ (adj) hadal ama aragti laysku raacay (run ah oo aan muran ka taagnayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
putative
/pyuutativ/ (v) laysku raacay (sida xaqiiqda ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unanimous
/yunaanamas/ unanimously; (adj) laysku raacay (loo dhan yahay).
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
laysku
(pronoun) each other; we all; to everyone. Ex: waxaa laysku raacay, inuu sax ahaa; we all agreed that he was right
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
convenzionale
agg. - laysku raacay, heshiis lagu ah; caadi ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
axiome
axiome, n.m (mathématique) - odhaah ama hadal laysku raacay muran la'aan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
conforme
conforme, adj. - Ku habboon; laysku raacay, lagu raacay.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ilaysraac_1
de: phototropism, growth ~ movement in response to a source of light
hm: 1
lx: ilaysraac
pd: (-a)
ps: n-m-cmp
key: ilaysraac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ilaysraac_2
de: go toward ~ follow light
hm: 2
lx: ilaysraac
pd: (ilaysraacay)
ps: v1=intr
key: ilaysraac_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ilaysraacid
m.f.dh eeg ilaysraac².
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
baalkutaabay
-ga: (magac, lab, keli) cayayaan leh baadad aad midabaysan oo u qurux badan. Waxa ay jeceshahay ubaxa iyo doogga dushiisa oo ay ku fadhiisataa. Dh: balambaallis.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qaysaraamayn
m.f.dh eeg qaysaraamee.