ereyga

lagamamaarmaannimo

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

lagamamaarmaannimo

DHAN

m.dh Wax aan laga maarmin ahaansho.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

lagamamaarmaannimo

DHAN

-da: (magac, dhedig, keli) wax aan laga maarmin ahaansho; lamahuraannimo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

lagama maarmaan

DHAFANDHAAF

ah: (adj) indispensable (in-dis peensibal)-, unavoidable (an avooy dibal)-, essential (i-seen-shaly, necessary (nesaseri)

waa la naqliyay ✓

Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]

Lagama maarmaan

DHAFANDHAAF
1

Indispensabile

2

Indispensable

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

caadaqaatannimo

DHAFANDHAAF

m.dh Caadaqaate ahaansho.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

dagaalyahannimo

DHAFANDHAAF

m.dh Dagaalyahan ahaansho (qof).

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

dagaalyahannimo

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) dagaallamid oo qof aad dagaalka u yaqaan ahaan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

dharaarmaalnimo

DHAFANDHAAF

m.dh Dharaarmaal ahaansho.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

farsamayaqaannimo

DHAFANDHAAF

m.dh Farsamayaqaan ahaansho.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

farsamayaqaannimo

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) garashada sida loo qabto hawsha kolkaa la hayo iyo farshaxannimadeeda.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Farammarnaansho

DHAFANDHAAF
1

(Farammarnaansha-ha)

2

Qof farammaran ahaansho.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

farammarnaansho

DHAFANDHAAF

m.l/dh la-mid: farammarnaan.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

farammarnaansho

DHAFANDHAAF

-ha: (magac, lab, keli) hantila'aan qofku aanu wax xoolo ah gacanta ku hayn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

laxaamadnaansho

DHAFANDHAAF

m.l/dh la-mid: laxaamadnaan.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

laxaamadnaansho

DHAFANDHAAF

-ha: (magac, lab, keli) wax laxaamadan ahaansho. Dh: alxamnaansho.

waa la naqliyay ✓