lafta miraha
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
lafta miraha
n. phr. stone (of a fruit)
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
lafta_miraha
de: stone (of a fruit)
lx: lafta miraha
ps: np
key: lafta_miraha
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Iniin
(Iniin-ta)
Abuur yar oo adag; lafta miraha; hal ciid ah ama badar ama wixii kaloo sidaas u yar.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nurture
/nerjar/ (v) korin (bar-baarin). nut/nat/ (n) 1. lafta miraha ku dhex jirta 2. daloolka boolku ku xirmo 3. qof yara waalan (maskax khafiif ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pip
/pip/ (n) iniin (lafta miraha ku dhex jirta).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pit
/pit/ (n) 1. bohol (god dheer) 2. furuq-dhoon 3. fadhiga gadaale ee masraxa 4. meesha baabuurta tartamaysa lagu yara hagaajiyo.
pit: /pit (v) 1. iniin (lafta miraha) 2. iniin bixin (miro lafaha laga guro).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
nocciolo
s.m. - lafta miraha ku dhex jirto; nuxur.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
laf mirood
-da: (n) pit (pit);' kernel (koornal); fruit stone- iniin
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
lafta duudka
n. phr. backbone, spine, vertebral column
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Fata morgafta
Dhalanteed qoton
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
laadka gudaha
inside kick
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qaybta lafaha
m.l (daawo) Aqoonta ama ka shaqeynta toosinta qaabdarro uu keenay cudur ama waxyeello kale oo lafaha iyo xubno is goysyada ku dhaca.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
qaybta lafaha
m.l (daaw.) Aqoonta ama ka shaqeynta toosinta qaabdarro uu keenay cudur ama waxyeello kale oo lafaha iyo xubno is goysyada ku dhaca.
Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
Wax ba ma aha
pas du tout.