ereyga

la heli karo

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

la heli karo

DHAN

(adj) obtainable (obteeynabal) ~ la gaari karo

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Helloon

DHAABAN

La heli karo; la helo; faraha ku jira.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

helloon

DHAABAN

f.mg4 (-naa, -nayd) Wax la heli karo ahaansho.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

accessible

DHAABAN

/aksesable/ (adj) wax la gaari karo, la heli karo ama cid kasta u furan. e.g. Libraries are accessible to the public.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

attainable

DHAABAN

/atteynabal/ attainment; (n) wax la gaari karo, la heli karo ama la samayn karo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

available

DHAABAN

/aveeylabal/availability; (adj) wax ama qof la heli karo (diyaar ah). e.g. There is no money available at this moment.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

obtainable

DHAABAN

/obteynabal/ (adj) la heli karo ama la gaari karo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

reperibile

DHAABAN

agg. - la heli karo.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

helood

DHAABAN
1

(fal) waxaaga hel; waxaaga keligaa hel.

2

helood-ka: (magac, lab, keli) wax la heli karo; la helo; wax faraha ku jira.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

uun

DHAABAN
1

(fal) awood Rabbi u gaar ah oo uu macnaheegu yahay 'abuur'. Dh: abuur, alkun.

2

uun: (meeleeye) erey la nuxur ah waxa ugu yar ee la heli karo; mid kasta ha ahaadee; inkasta ha le'ekaadee. Mid uun i sii baabuurtaada.

3

uun -ka: (magac, lab, keli) wax kaste oo uu Rabbi abuuray. Dh: uumiye, makhluuq.

4

uun-ka: (magac, lab, keli) isbaaska iyo dhammaan wixii ku dhex abuuran ee noole ama manoole ah.

5

uun -ka: (magac, lab, keli) eeg uumi.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

excessif

DHAABAN

excessif adj. - badan; aad u badan; la heli karo xad dhaaf ah

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

recevable

DHAABAN

recevable, adj. - la oggolaan karo; la heli karo

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

la maamuli karo

DHAFANDHAAF

(adj) manageable (maanejabol)

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

la akhrin karo

DHAFANDHAAF

(adj) readable (riidhabol)

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

la garan karo

DHAFANDHAAF

(adj) recognizable (rekeg naaysabol)

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

la cabbiri karo

DHAFANDHAAF

(adj) measurable (mesharabol)

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Laab keliyaalo

DHAFANDHAAF

Monoc1Ine

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

aan dhici karin

DHAFANDHAAF

(adj) impossible (im poo-sibal) ~ aan suurtagal ahayn, Ex: waa wax aan dici karin in shaqadaan caawa la dhammeeyo; it is impossible to finish this job by tonight

waa la naqliyay ✓