l’astice
Ereyo Talyaani-Soomaali - Maxamuud Garyare, Cabdikariim Daa'uud Weyre
L’astice
Aragoosatada
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Lattice
Raso
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
lattice
/laatis/ (n) deyr; meegaar (siiba deyr ka samaysan silig ama alwaax shabaq leh).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
lactic
/laak tik/ (adj) ee caano ah (caana leh; caana la xiriira.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mastic
mastic, n.m. - maaddo loo isticmaalo in daloolada lagu jufoo jilicsan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
drastic
/daraastik/ (adj) daran (si daran, oo saamayn culus leh). e.g. At this point he decided to take drastic action.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
elastic
(adj)* capable of resisting and recovering from stretching, compression, or distortion applied by force.
laastiig
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
elastic
/ilasstik/ (adj) 1. laastiko ah (n) 2. laastiko.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
justice
/jastis/ (n) caddaalad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
justice
justice, n.f. - caddaalad.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
justice
n., gar, -ti.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
laastik
-ga: (magac, lab, keli) wax caag kala jiidmaaya ka samaysan. Dh: cinjir, laastiko.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
lasting
/laastin/ (adj) iska soconaya; aan dhammaanayn
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
lasting
a., adag.
Ereyo Talyaani-Soomaali - Maxamuud Garyare, Cabdikariim Daa'uud Weyre
L’asino
Dameerka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pastime
/paas-taym/ (n) wax waqtiga laysku dhaafiyo (sida ciyaaraha).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Plastic
Cinjir
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
plastic
/plaastik/ (n) caag, bac (oo caag ka samaysan).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Plastic
Caag
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
plastic
plastic, n.m. - cinjir, in uu qarxo loogu talagalay.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
spastic
/spaastik/ (adj) qallal (qof qallal-qaba, siiba lixaadka).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
chastise
/jaastays/ (v) ciqaabid.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
chastise
v.tr., (punish) xanuuji, tababar.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
elàstico
agg. e s.m. - jiidma, kala baxa; laastico.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
laastiko
m.dh Wax ka samaysan maaddo marka la kala jiido aan go'in ee kala baxa.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
laastiko
m.dh Wax ka samaysan maaddo marka la kala jiido aan go'in ee kala baxa.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
laastiko
f. n. elastic
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
laastiko
-da: (n) elastic (ilaastik), garter (gaarterf, rubber band ~ laastiik
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
laastiko
-da: (magac, dhedig, keli) eeg laastik.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
laastiko
de: elastic {C & S < It}
lx: laastiko
pd: (/da)
ps: n6-f
key: laastiko
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
lipstick
/lip stik/ (n) rooseeto, xamuurad, midabka dumarku dibnaha marsadaan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
plàstica
s.f. - caag.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
plàstico
agg. - caag ah, diisme.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
practice
/praaktis/ (n) 1. taba-bar qaadasho (hawl ku cel-celin si aad si fiican ugu barato) 2. dabakhaad (wax fal ahaan loo qabto) 3. xirfad ku shaqayn (sida dhakhtarka, qareenka iwm).
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Solstice
Hornaq
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
solstice
solstice, n.m. - muddada ah ilaa iyo 21 Juunyo, gu'badh
solstice d'été - muddada ah ilaa iyo 21 Juunyo, gu'badh
Ereyo Talyaani-Soomaali - Maxamuud Garyare, Cabdikariim Daa'uud Weyre
L’astuccio
Boorsada qalimada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
plasticien
plasticien, n.m. - farsamayaqaanka cinjirada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
plasticité
plasticité, n.f. - jiljilicsanaanta.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
armistice
/armastis/armistices; (n) heshiis xabbad joojin, lagana wada hadlo sidii nabad lugu gaari lahaa. e.g. Our ambassador in Ethiopia made an offer of an armistice.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
armistice
/armistis/ (n) hellis habbad roojis eh.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Coastline
Xarliq badda
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
élastique
élastique, adj. - ramal (cinjirta sameysan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
injustice
/injastis/ (n) caddaalad darro (caddaalad, la' aan). e.g. Social injustice is a problem in some countries.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
injustice
injustice, n.f. - caddaalad la'aan; caddaalad darro.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
injustice
n., gar darri, -di.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
lavatrice
s.f. - makiinad dhar dhaqda.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
logistica
s.f. - qayb farsamada ciidamada ka mid ah oo ku shaqo leh sahayda, gaadiidka, dhaqdhaqaaqa ciidamada.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
logistics
/lowjistiks/ (n) isku-duwidda iyo socodsiinta hawl fara badan (oo ka kooban dad, qalab iwm).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
masticare
v.tr. - calaalin.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
masticate
v.tr., calali, raabso.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
plastique
plastique, adj. - jiljilicsan cinjir.
matière plastique - wax ka samaysan cinjir.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
practiced
/praaktist/ (adj) taba-bar qaba (tababaran).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
slapstick
/slaap stik/ (n) majaajillo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
unjustice
n., gardarro, -adi.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
malpractice
(n) improper treatment of a patient by a physician, resulting in damage or injury.
dhakhtar si khalad ah wax u daaweeya