ereyga

korolla ilaacayaal

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

korolla ilaacayaal

DHAN

m.l (-lo, m.dh) (botani) Laacayaasha ubaxa. Wuxuu ku wareegsan yahay faxal sidaha iyo aarballada.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

korolla'ilaacayaal

DHAFAN

-ka: (magac, lab, keli) laacayaasha ubaxa. Wuxuu ku wareegsanyahay faxal sidaha iyo aarballada.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

korolla-ilaacayaal

DHAFAN

m.l (-lo, m.dh) (botani) Laacayaasha ubaxa. Wuxuu ku wareegsanyahay faxal sidaha iyo aarballada.

waa la naqliyay ✓