koonfur_afrika
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Koonfur_Afrika
de: South Africa
lx: Koonfur Afrika
ps: n0-loc-f
key: Koonfur_Afrika
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
Koonfur Afrika
pr. n., loc. South Africa
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
midabtakoor
midabtakoor¹: m.l 1. (fals.) Falsafad xun oo dadka midab midab u kala soocda oo isku dirta intà gun iyo gob ka kala dhigta. 2. (siyaasad) Hab siyaasadeed oo lagaga dhaqmi jiray koonfur Afrika, kaasoo dadka lagu kala soocoyo sharci ku dhisan midabtakoor. la-mid: midabfaquuq¹.
midabtakoor²: f.g1 (-ray, -rtay) Cid midabkeeda ku faquuqid. la-mid: midabfaquuq².
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
midabtakoor
midabtakoor¹: m.l 1. (fals.) Falsafad xun oo dadka midab midab u kala soocda oo isku dirta intà gun iyo gob ka kala dhigta. 2. (siyaa.) Hab siyaasadeed oo lagaga dhaqmi jiray koonfur Afrika, kaasoo dadka lagu kala soocoyo sharci ku dhisan midabtakoor. la-mid: midabfaquuq.
midabtakoor²: f.g1 (-ray, -rtay) Cid midabkeeda ku faquuqid. m.f.dh, midabtakoorid. la-mid: midabfaquuq.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
Zulu
/zuuluu/ (n) qabiil Afrikaan ah oo Koonfur Afrika daga ~ Suuluu.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
township
/tawnship/ (n) 1. magaalada iyo degaankeed, sida looga yaqaano Maraykanka iyo Kanada iwm (n) 2. magaalada qaybta ay degan yihiin madowga, sida looga yaqaan koonfur Afrika.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
midabtakoor
-ka: (magac, lab, keli) nidaam cunsuri ah oo ay adeegsadaan quruumaha dunida badhkood oo dad la dal ah ay midab ama diin ama waxkale ku fanqooqaan. Nelson Mandella wuxu soo afjaray nidaamkii midabtakoorka ee Koonfur Afrika. Dh: midabkalasooc.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sud-africain
sud-africain, adj. - reer Koonfur-Afrika
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
koonfurbari
-foofurtabari: (n) southeast (sawthiist)
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
koonfurgalbeed
-koonfurta-galbeed: (n) southwest (sawthwest)