kindly
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
kindly
/kayndhali/ (adj) 1. si naxariis leh (raxmad leh). e.g. You have to treat your neighbours kindly. 2. min-fadlag (bilisxaanag). e.g. Will you kindly close the window?
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
kindle
/kindhal/ (v) 1. shidid; dab ku dhajin (daarid) e.g. The wood is wet and would not kindle easily. 2. sii kicin; sii hurin (sii xoojin arin ama ra'yi iwm). e.g. His interest was kindled.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
kindle
v.tr., shid.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
xaradhaami
v. treat someone kindly ~ well; care for ~ take good care of something
Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
Abturaale
name-m from kindly descent; kindful; merciful
Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
Jirroon
name-f generous, kindly and happy
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
camalsan
-camalsamaa I calmal-samayd: (adj) 1. kindly, kind-hearted, benign or benevolent action; benevolent (be-neva-lent) ~ camalsuubban. 2. person of a good character ~ dabeecad fiican
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
ikhyaarnimo
-ikhyaamimada: (n) the act of being considerate or kindly; gentleness (jen-tal-nes)
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xaradhaami
de: treat s.o. kindly ~ well; care for ~ take good care of s.t.
initial: x
lx: xaradhaami
pd: (xaradhaamiyey)
ps: v2a=tr
key: xaradhaami
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Kind
Koox dabiiceed
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
kind
/kayndhi/ (n) 1. nooc; jaad e.g. Do you have any other kind? 2. naxariis badan. e.g. My mother was very kind to me.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
kind
a., (good) wanaagsan, tolmoon; n., (sort) cayn, -ki, tol, -ki; of the same kind, isku tol.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
kinky
/kinki/ (adj) qof yaab leh, cajiib ah (siiba galmada aan caadi ku ahayn ama mayiiko qaba). e.g. There must be something kinky going on here.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
windy
/windhi/ (adj) dabayl leh; dabayl badan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fondly
/fandhili/ (adv) si jacayl ku dheehan yahay
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
kindho
-da: (magac, dhedig, keli) is ku dhufashada fardhexada iyo suulka oo sameeya shanqadh lagu tilmaamo wax beri hore dhacay ama loogu yeedho ruux marka la joogo meel hadalku aanu suurtagal ahayn. Dh: suuldhabaale.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
singly
/singli/ (adv) mid-mid (kali-kali ah, oo aan koox ahayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
friendly
/frendhili/ (adj) saaxiibtinimo leh
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
kindhayn
-ta: (magac, dheddig, keli) fardhexada iyo suulka oo la isku dhufto oo shanqadh laga sameeyo si loo tilmaamo wax beri hore dhacay ama loogu yeedho ruux, marka la joogo meel hadalku suurtagal ahayn. Dh: suuldhabaalayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
dwindle
/dhuwindhal/ (v) yaraansho, dhimid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
finally
/faynali/ (adv) ugu-dambayntii, aakhirkii. e.g. She finally came to the party.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fixedly
/fiksidhli/ (adv) si-go'an, aan is-bedel lahayn
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
Hindiya
pr. n., loc. India
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
Hindiya
(n) India; New Delhi is the capital and Calcutta the largest city
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Hindiya
de: India
lx: Hindiya
ps: n0-loc-f
key: Hindiya
Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
Hindiyo
name-f Indian. Lit: light-skinned
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
Hindiyo
magac loo baxsho gabadh casaan iyo qurux awgeed Hindiyad la moodo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
kindred
/kidh rid/ (n) 1. qaraabo; ehel e.g. None of my kindred were present at my party. 2. isku mid ah, isku dabeecad ah (laba qof oo isku dad ah). e.g. She and I are kindred spirits.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
kindred
n., (kin) xidid, -ki; become kindred, la xidid.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Kingdom
Bogortooyo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
kingdom
/king dham/ (n) 1. boqortooyo. e.g. United Kingdom of Saudi Arabia. 2. nimcooleyda xoolaha (ama xayawaanka iyo dhirta). e.g. Animal kingdom.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
kingdom
n., mulki, -gi.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Sindiyo
(Sindiya-da)
(keli: sindi) dugaagado; jijimmo.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sindiyo
-da: (magacwadareed) dugaagado; jijimo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
swindle
/swindhal/ (v) 1. khayaamid (khamkhamid) (n) 2. khayaano (sir, mardadabo).