khudbo jeediye
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
khudbo jeediye
-jeediyaha: (n) speaker (ispiikar); lecturer (lakjarar)
waa la naqliyay ✓
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
speaker
/spiikar/ (n) 1. khudbo-jeediye (qofka meel ka hadla) 2. samaacad (sida samaacadaha raadyaha) 3. ku hadla (qofka luqad ku hadla).
waa la naqliyay ✓
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
khudbosireed
-ka: (magac, lab, keli) eeg khudbasireed.
waa la naqliyay ✓