ereyga

khariidadkalasarreyn

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

khariidadkalasarreyn

DHAN

-ta: (magac, dhedig, keli) juqraafi ahaan, khariidad muujinaysa kala sarraynta meel.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

khariidad-kalasarreynta

DHAFAN

m.dh (-o ..., m.l) (juqraafi) Khariidad muujinaysa kala sarraynta meel.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Khariidad brojakhsaneyn

DHAFANDHAAF

Map projection

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Khariidad bayaansan

DHAFANDHAAF

Cadastral map

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

khariidadborojakhsaneyd

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig. keli) jugrafi ahaan, muujisnaanta ay ku muujisantahay dhulka dushiisa oo dhan ama qayb ka mid ah dul fidsan korkeed, si loogu muujiyo muuqaallada dabeecadda, siyaasadeed, ama muuqaallo kale; bar kasta oo ku taal khariidadda dusheeda waxay u taagantahay ama xiriir la leedahay meel jugraafiyeed oo ka mid ah dhulka runta ah iyadoo la adeegsanayo qiyaas go'an ama borojek-shan.

waa la naqliyay ✓