ketchup
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ketchup
/kejab/ (n) yaanyo shiidan oo la meceeyey (00 cuntada lugu cuno). e.g. Could you give me some ketchup for my hot dog?
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
kajab
-ka: (n) ketchup (kejab)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
catch up
/kaj ap/ (v) (adv) la qabsasho (wax aadan horay u aqoon ama aad gadaal ka soo gaarto).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
catch up
/kaj ap/ (v) deerow, ly qobsythow.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hitch up
/hij-ap/ (v) 1. kor usoo-dhifasho, soo-jiidid. e.g. He hitched up his pants.(v) 2. ku-xirid, ku-callaqid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
patch up
/paaj ap/ (v) 1. kabkabid (karkarid); toltolid 2. aslaaxin (muran taagnaa oo kale).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
etch
/etj/ (v) 1. qorid alwaax iwm, si wax loogu daabaco ama loogu sawiro (v) 2. xusuus iwm, oo qofka maskaxdiisa ku daabacanta.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fetch
/fej/ (v) 1. la-kaalayid, keenid. e.g. Go and fetch my wallet. (v) 2. ku-gadid, ku-beecin.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
fetch
n., (device) xikmad, -di; v.tr., soo qaad, la kaalay, keen, gee.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
retch
v.i., hunqaac; n., hunqaaco, -adi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
get up
/get ap/ (v) 1. kicid, toosid (v) 2. istaagid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
het up
/het ap/ (adj) wal-walsan (walaacsan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
recoup
/rikuuwp/ (v) 1. khasaaro-celin, magdhow 2. dib u hanasho wax kaa dhumay ama aad khasaartay e.g. an attempt to recoup his fortune.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
set up
/set ap/ (n) aasaas (aasaasid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sketch
/skej/ (adj) 1. sawir-gacmeed dhakhso loo sawiray 2. bayaan gaaban (qeexitaan kooban, oo arrin laga bixiyo) 3. matalaad gaaban (goos-goos).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
keep up
/kiip ap/ (v) 1. kor u hayn (meeshiisa ku hayn). 2. hawl sare hayn (heer sare wax u samayn) e.g. Keep up the good work! 3. la qabsad (sida wax yihiin ula socosho). e.g. He can't keep up with you when you are running.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
kitchen
/kijan/ (n) jiko; madbakh (qolka wax lugu kariyo).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
kitchen
n., gali, -gi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sketchy
/skeji/ (adj) kooban (aan dhammays tirnayn, oo aan faahfaahin lahayn).