karood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
karood_1
de: illness that bring on instant death
hm: 1
lx: karood
pd: (-k)
ps: n-m
see: barood {S}
key: karood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
barood_1
a: karood
de: critically ill person; illness that causes instant death
hm: 1
lx: barood
pd: (-ka)
ps: n2a-m
key: barood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
carood_1
de: be angry
hm: 1
lx: carood
pd: (carooday)
ps: v3a=inch
xe: I was so angry that I couldnt say anything.
xv: cadhood
key: carood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
karood_2
de: be critically ill ~ in agony {S}
hm: 2
lx: karood
pd: (karooday)
ps: v1=intr
key: karood_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
karood
karood¹: m.l 1. Cudur si degdeg ah wax u dila; habaar. 2. Dhul taag ah, dhagax leh oo dhirtu ku yartahay. 3. la-mid: baroodid.
karood²: f.mg1 (-day, -dday) 1 . Cudur nafley degdeg u dilid. 2. la-mid: barood².
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
karood
m.l 1. Cudur si degdeg ah wax u dila; habaar. 2. Dhul taag ah, dhagax leh oo dhirtu ku yartahay.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
karood
m. n. illness that bring on instant death
karood v. be critically ill ~ in agony
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
karood
-ka: (magac, lab, keli) foorar iyo gorod laalaadin.
karood -ka: (magac, lab, keli) meel dhulka ka yara sarraysa.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kood_1
de: bone above the eye; temple
hm: 1
lx: kood
pd: (-ka Pl: koodad (ka))
ps: n4-m
key: kood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ajood_1
de: arrogance, haughtiness, air of superiority
hm: 1
lx: ajood
pd: (-ka)
ps: vn-m
key: ajood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
aqood_1
a: aqoow, oqoow
de: know it!, recognize (s.o.)!
hm: 1
lx: aqood
ps: v4d-imp-sg
xe: Recognize the thief!
xv: Tuugga aqood!
key: aqood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
aroor_1
de: take (animals ~ people) to drink water; descend
hm: 1
lx: aroor
pd: (arooray)
ps: v1=
key: aroor_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
aroos_1
bw: Arabic
de: marriage, wedding; groom, bridegroom
hm: 1
lx: aroos
pd: (-ka)
ps: n2a-m
key: aroos_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
awood_1
de: ability, capability, potential, capacity
hm: 1
lx: awood
pd: (-da)
ps: n1-f
key: awood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
barood_2
cf: sakaraad
de: be critically ill ~ in agony; convulse; be in a trance
hm: 2
lx: barood
pd: (barooday)
ps: v1=intr
key: barood_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
baroor_1
de: piebald color of a horse
hm: 1
lx: baroor
pd: (-ka)
ps: n0-m-abs
key: baroor_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
carood_2
de: becoming angry
hm: 2
lx: carood
pd: (-ka)
ps: vn-m
key: carood_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gadood_1
de: anger, rage
hm: 1
lx: gadood
pd: (-ka)
ps: n2a-m
key: gadood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
garoob_1
de: divorcee, widow
hm: 1
lx: garoob
pd: (-ka)
ps: n2-m
syn: carmal ~ carmali {C & S}
key: garoob_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
garoor_1
de: sour milk
hm: 1
lx: garoor
pd: (-ka)
ps: n2-m-mass
key: garoor_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hawood_1
de: enthusiasm, passion, desire
hm: 1
lx: hawood
pd: (-ka)
ps: n2a-m-abs
key: hawood_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
karoodid
m.dh la-mid: baroodid.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
karoodid
-da: (magac, dhedig, keli) meel dhulka ka sarraysa noqosho.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
maroor_1
cf: xiidan, walammad
de: crookedness; twisted object; [ext.] lower intestines, colon, anus
hm: 1
lx: maroor
pd: (-ka)
ps: n2(a)-m
key: maroor_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gaaroodi_1
de: apply heat to draw out a boil ~ wound
hm: 1
lx: gaaroodi
pd: (gaaroodiyey)
ps: v2a=
key: gaaroodi_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
daroori_1
cf: bulaan, cantar, doxore, duryan, hadaltiro, nacnac, tororog
de: nonsense talk
hm: 1
lx: daroori
pd: (-ga)
ps: n2-m
key: daroori_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
darroor_1
de: leak, leakage, seepage, rain which comes in through the roof
hm: 1
lx: darroor
pd: (-ta)
ps: n1-f-col
key: darroor_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
garsoor_1
de: justice, judicial process
hm: 1
lx: garsoor
pd: (-ka)
ps: n2-m-cmp
syn: garnaq
key: garsoor_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qarsoon_1
de: hidden, secret
hm: 1
lx: qarsoon
pd: (qarsoonaa)
ps: adj-der
syn: cillan, dahsoon, uuryaal
key: qarsoon_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kadankood_1
de: dune, small hill ~ hillock; bump
hm: 1
lx: kadankood
pd: (-da)
ps: n-f
key: kadankood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kar_1
de: can, be able; know how; dare Takes a verb in the infinitive
hm: 1
lx: kar
pd: (karay)
ps: v1=aux
xe: Our brother can write.
xv: Walaalkayo wuu qori karaa.
key: kar_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ood_1
de: brushwood fence, en-closure
hm: 1
lx: ood
pd: (-da)
ps: n1-f
key: ood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ardo_1
cf: arday ~ ardey
de: group of students
hm: 1
lx: ardo
pd: (/da)
ps: n8-f-pl
key: ardo_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
baro_1
de: learn; study
hm: 1
lx: baro
pd: (bartay)
ps: v3b=
xe: She is studying to get a certificate.
xv: daalaco, deres
key: baro_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Barood
(Barood-ka)
Xanuun daran oo geeri ka-warqab ahi hayo; sakaraad.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
barood
barood¹: m.l 1. la-mid: baroodid. Baabbacada uu geela sameeyo marka uu barwaaqeysanyahay. 2. B. ah: neef sii dhimanaya jirro awgeed.
barood²: f.mg1 (-day, -dday) 1. Geel barwaaqeysan baabbaco sameyn. 2. Neef wax naftu markaa ka baxayso noqosho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
barood
m. n. critically ill person; illness that causes instant death
barood: v. be critically ill ~ in agony; convulse; be in a trance
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
barood
(fal) awr, doobta soo rid.
barood-da: (magac, dhedig, keli) doobta awrta.
barood-da: (magac, dhedig, keli) baratan ama isu bixid tartan.
barood -da: (magac, dhedig, keli) dhibic ka midab duwan, ballaca ay ku taal.
barood -ka: (magac, lab, keli) sakaraadka xoolaha ee nafkadhawrka ah, gaar ahaan geela. Baroodadda big caanood hadii biidna laga waayo.
barood -ka: (magac, lab, keli) xadhkaha codka ee hunguriga mara. Xabeebta waxa keena cillad uu baroodku yeesho.
barood -ka: (magac, lab, keli) eeg ba'naan.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bood_1
de: jump, leap
hm: 1
lx: bood
pd: (booday)
ps: v1=
key: bood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
caro_1
bw: cadho
de: anger, malice, irritation
hm: 1
lx: caro
pd: (/da)
ps: n6-f-col
syn: dhirif, geyr
key: caro_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Carood
(Carood-ka)
Caro gelid; xanaaqid; camashood.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
carood
m.l eeg caroo.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
carood
m.l eeg caroo.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
carood
inch. v. be angry
carood vl. n. becoming angry
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
carood
-ay / carootay: (v) become angry ~ xanaaq, cadhood. Ex: degdeg bay u carootaa; she gets angry too quickly
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
carood
-ka: (magac, lab, keli) eeg cadhood.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dood_1
de: debate, argue, dispute, discuss; criticize
hm: 1
lx: dood
pd: (dooday)
ps: v1=
key: dood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
food_1
bw: Arabic
cf: gebi, weji
de: forehead, front part of the scalp; hair in front of the head; [atr.] headon
hm: 1
lx: food
pd: (-da)
ps: n1-f
key: food_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
good_1
de: poisonous snake sp.
hm: 1
lx: good
pd: (-ka Pl: goodad (ka))
ps: n4-m
key: good_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kaad_1
de: doorpost, jamb, side of a doorway
hm: 1
lx: kaad
pd: (-ka Pl: kaadad (ka))
ps: n4-m
key: kaad_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kabo_1
de: shoes, footwear
hm: 1
lx: kabo
pd: (/ha)
ps: n1-m-pl
xe: leather shoes Sg: kab
xv: kabo harag ~ kaba jaan ah
key: kabo_1
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
kabood
-ka: (magac, lab, keli) lebbis qaab shaati leh oo qariya qoorta ilaa lawga oo leh qaro uu dhaxanta ku celiyo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Karoor
(Karoor-ka)
Dhis dhagax ah ama dhirta korkeeda laga sameeyo oo badarka beeraha ka go'a lagu shubo oo lagu kaydiyo; (godadka dhulka laga qodo oo badarka lagu kaydiyo waa bakaaro).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
karoor
karoor¹: m.l (-rro, m.dh) 1. Meel dhisan oo lagu kaydiyo dalagga ka soo go'a beeraha, kana samaysan tiirar kor loo dhisay dushana laga saaray caws iyo hargo. 2. Wax badan oo lays dulsaaray.
karoor²: f.g1 (-ray, -rtay) Wax badan is dul saarid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
karoor
m.l (-rro, m.dh) 1. Meel dhisan oo lagu kaydiyo dalagga ka soo go'a beeraha, kana samaysan tiirar kor loo dhisay dushana laga saaray caws iyo hargo. 2. Wax badan oo lays dulsaaray.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
karoor
m. n. silo, grain store (above ground)
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
karoor
-ka: (magac, lab, keli) dhis dhagax ah ama dhirta korkeeda laga sameeyo oo badarka beeraha ka go'a lagu shubo oo lagu kaydiyo.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
karoor
de: silo, grain store (above ground)
lx: karoor
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: karoor
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
karoox
(fal) hayaanadee oo weji iyo indhoba ku hatig; dur oo quudhsi iyo hatigaad ku bahdil. Dh: huruuf.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
koob_1
de: shorten, abbreviate, make concise, summarize
hm: 1
lx: koob
pd: (koobay)
ps: v1=
key: koob_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kood_2
de: secret conversation, private talk
hm: 2
lx: kood
pd: (-ka)
ps: n4-m
syn: faq
key: kood_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kood_3
cf: burco, buur, kadankood
de: hillock, small hill ~ dune
hm: 3
lx: kood
pd: (-da)
ps: n1-f
key: kood_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
koor_1
a: koodh
de: jacket, coat
hm: 1
lx: koor
pd: (-ka Pl: koorar (ka))
ps: n4-m
key: koor_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
maro_1
a: madho
de: be finished, be ended; get empty, become used up
hm: 1
lx: maro
pd: (martay)
ps: v3b=inch
key: maro_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
mood_1
bw: mooddo
de: think, guess, suppose
hm: 1
lx: mood
pd: (mooday)
ps: v1=
syn: malee
key: mood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
orod_1
de: run
hm: 1
lx: orod
pd: (orday / orodday)
ps: v1=
key: orod_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
raro_1
de: load s.t. for shipment (for one's own benefit)
hm: 1
lx: raro
pd: (rartay)
ps: v3b=tr
key: raro_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
roor_1
de: run (away), rush, stampede
hm: 1
lx: roor
nt: roor (ka) [vn-m]
pd: (rooray)
ps: v1=intr
key: roor_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
tood_1
a: toojo
de: animal unused to being milked
hm: 1
initial: t
lx: tood
pd: (-ka Pl: toodad (ka))
ps: n4-m
key: tood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
wood_1
cf: cod; soot; doorasho {Eng}
de: vote (in election)
hm: 1
initial: w
lx: wood
pd: (-ka Pl: woodad (ka))
ps: n4-m
key: wood_1
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
xarood
v. enter the corral, go home (of animals)
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xarood
a: xerow
de: enter the corral, go home (of animals)
initial: x
lx: xarood
pd: (xarooday / xarootay)
ps: v3a=intr
key: xarood
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xood_1
de: cane, small stick
hm: 1
initial: x
lx: xood
pd: (-ka Pl: xoodad (ka))
ps: n4-m
see: xawd
key: xood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ajood_2
a: ajoo / ajooday
de: be reluctant to do because of one's superiority
hm: 2
lx: ajood
pd: (ajooday)
ps: v1=
key: ajood_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
aqood_2
de: know, recognize Regular alternate of aqoow / aqoon
hm: 2
lx: aqood
pd: (aqooday)
ps: v1=
key: aqood_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
aqool_1
de: mealtime; distribution (of food)
hm: 1
lx: aqool
pd: (/sha)
ps: n2-f
key: aqool_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
aqoon_1
de: knowledge, wisdom; science (of); culture Used in compound words in sense of '-ology' or '-onomy'
hm: 1
lx: aqoon
pd: (-ta)
ps: n1-f-col, n2-f
xe: meteorology', xiddiga'aqoon 'astronomy
xv: hawo-aqoon
key: aqoon_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
aroor_2
de: bringing to water
hm: 2
lx: aroor
pd: (-ka)
ps: vn-m
key: aroor_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
aroor_3
de: spine, backbone
hm: 3
lx: aroor
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: aroor_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
aroor_4
bw: subax
de: dawn, early morning
hm: 4
lx: aroor
pd: (-ta)
ps: n2a-f-time
syn: waabberi
key: aroor_4
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
aroos_2
cf: guurso
de: marry, wed
hm: 2
lx: aroos
pd: (aroosay)
ps: v1=
key: aroos_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
arrad_1
de: lack of clothing; lack, short-supply (of anything)
hm: 1
lx: arrad
pd: (-ka)
ps: n0-m; n2a-m
key: arrad_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
awood_2
de: be capable (of), have the capacity; afford
hm: 2
lx: awood
pd: (awooday)
ps: v1=
key: awood_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
barqo_1
a: barqin
de: late morning
hm: 1
lx: barqo
pd: (/da)
ps: n6-f-time
key: barqo_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
carwo_1
de: exhibition, fair; display
hm: 1
lx: carwo
pd: (/da)
ps: n6-f
syn: bandhig
key: carwo_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhood_1
de: brag, praise oneself, boast
hm: 1
lx: dhood
pd: (dhooday)
ps: v1=
syn: faan, shool
key: dhood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
garbo_1
de: shoulders
hm: 1
lx: garbo
pd: (/ha Sg: garab)
ps: n3-m-pl
key: garbo_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gorod_1
de: head (of animal)
hm: 1
lx: gorod
pd: (-da)
ps: n2a-f
key: gorod_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kabbo_1
de: sip, gulp, swig
hm: 1
lx: kabbo
pd: (/da)
ps: n6-f
key: kabbo_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kabud_1
cf: baruur
de: fat from thigh area of sheep
hm: 1
lx: kabud
pd: (-ka)
ps: n2a-m-col
key: kabud_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
karan_1
de: feast, banquet
hm: 1
lx: karan
pd: (-ka)
ps: n2-m
syn: balashi, diyaafad, martisoor, sooryo
key: karan_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
karis_1
a: karti
cf: kar
de: ability, being able
hm: 1
lx: karis
pd: (-ta)
ps: vn-f
key: karis_1
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
karoofi
-da: (magac, dhedig, keli) hal aan lisitaanka oggolayn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
karooro
f.g3 (-rtay, -ratay) la-mid: karuuro.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
karooto
m.dh Nooc qudaarta ka mid ah oo leh bari cas oo cunta lagu darsado; dabacase.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
karooto
m.dh Nooc qudaarta ka mid ah oo leh bari cas oo cunta lagu darsado; dabacase.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
karooto
f. n. carrot
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
KAROOTO
(Karot) All.Som. Daucus carota Sub-species Sativus L. Umbelliferae.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
karooto
-da: (n) carrot (kaar rot) dabacse, dabacaso
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
karooto
-da: (magac, dhedig, keli) jaad ka mid ah jaadadka khudrada oo buruq cas leh oo la cuno suugadana lagu darsado. Dh: kaarooto, dabacase, kaaroo.