kadeed_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kadeed_1
de: difficulty, hardship, hard time; violence; oppression, repression
hm: 1
lx: kadeed
pd: (-ka)
ps: n2a-m
key: kadeed_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kadeed_2
de: make trouble; pester, put pressure on s.o.; exploit, oppress
hm: 2
lx: kadeed
pd: (kadeeday)
ps: v1=
key: kadeed_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Kadeed
(Kadeed-ka)
Dhib; saxariir; silic; rafaad; cadaadis; jirrab.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
kadeed
kadeed¹: m.l Dhibaato; jirrab.
kadeed²: f.g1 (-day,-dday) Wax aad u dhibid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
kadeed
kadeed¹: m.l Dhibaato; jirrab.
kadeed²: f.g1 (-day, -dday) Wax aad u dhibid. m.f.dh, kadeedid.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
kadeed
m. n. difficulty, hardship, hard time; violence; oppression, repression
kadeed v. make trouble; pester, put pressure on someone; exploit, oppress
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
kadeed
-ka: (n) stress (istarees); difficulty (difi-kalti)-, distress (dis-tarees) ~ dhibaato; culaab, culays, —kadeed -ay: (v) cause distress or trouble
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
kadeed
-ka: (magac, lab, keli) wax qofka cidhiidhi geliya; wax uu ruuxu dhibsado oo uunan marnaba raaxo iyo nefis dareemin inta uu ku jiro. Kadeed buu baday kolkuu guursaday gabadha. Dh: hoog, hankaag, dhib, dhibaato, waxyeello, rafaad.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
adeeg_1
de: serve, help
hm: 1
lx: adeeg
pd: (adeegay)
ps: v1=
key: adeeg_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hadee_1
cf: hanuuni
de: lead ~ guide (in religious sense), guide s.o. to the right thing
hm: 1
lx: hadee
pd: (hadeeyey)
ps: v2b=tr
key: hadee_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-adeen_1
de: they did (X)
hm: 1
lx: -adeen
ps: v3a-3pl-past
key: -adeen_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jadeer_1
de: plant sp., used for grazing
hm: 1
lx: jadeer
pd: (-ka)
ps: n2-m-col
key: jadeer_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Kadeedan
Kadeed la baday; la kadeedey; dhibban; jirraban; xadan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
kadeedan
kadeedan¹: f.mg1 (-dmay, -dantay; -dmi) Wax la kadeeday noqosho.
kadeedan²: f.mg4 (-dnaa, -dnayd) Wax la kadeeday ahaansho.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
kadeedan
kadeedan¹: f.mg1 (-dmay, -dantay; -dmi) Wax la kadeeday noqosho. m.f.dh, kadeedmid.
kadeedan²: f.mg4 (-dnaa, -dnayd) Wax la kadeeday ahaansho. m.f.dh, kadeednaan.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
kadeedan
der. [adjective] exploited, troubled, in difficulty; tormented, oppressed ~ repressed
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
kadeedan
(fal) dhib badan la kulan. Dh: dhibtood. Li: liibaan.
kadeedan: (tilmaame) mid dhibaato qaba. Dh: caddiban, imtixaanan, dhibban, saxariirsan, ibtilaysan.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kadeedan
a: kadeedsan
de: exploited, troubled, in difficulty; tormented, oppressed ~ repressed
lx: kadeedan
pd: (kadeednaa)
ps: adj-der
key: kadeedan
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Kadeedid
(Kadeedid-da)
Kadeed badid; silcin; saxariirin; cadaadin; jirrabid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
kadeedid
m.f.dh eeg kadeed².
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
kadeedid
-da: (magac, dhedig, keli) dhib badan u gaysasho, waxyeello gaadhsiin. Kadeedid badan buu ii gaystay garaadku. Dh: dhibid.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
radeeb_1
de: bluntness
hm: 1
lx: radeeb
pd: (-ka)
ps: n2a-m-abs
key: radeeb_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xareed_1
de: rainwater
hm: 1
initial: x
lx: xareed
pd: (-da)
ps: n1-f-mass
key: xareed_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
badeecad_1
a: badeeco
de: merchandise, goods
hm: 1
lx: badeecad
pd: (-da)
ps: n1-f-col
key: badeecad_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-aadeen_1
de: I / he / they would not have been
hm: 1
lx: -aadeen
ps: v5a-neg-cond
xe: He would not have been fat.
xv: Muu buurnaadeen.
key: -aadeen_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
haaneed_1
de: left side of a cow-camel (where one stands when milking)
hm: 1
lx: haaneed
pd: (-ka)
ps: n2a-m
key: haaneed_1
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
kadeeddan
-aa: (adj) distressed (dis-taree-sidh)-, stressed (istareesid)
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
kadeedmid
m.f.dh eeg kadeedan¹.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
kadeedmid
-da: (magac, dhedig, keli) qof kadeedan noqosho; jirrabmid; saxariirmid.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sideeda_1
de: her way, like her
hm: 1
initial: s
lx: sideeda
ps: adv + pro-det
xe: Cook it her way!
xv: Sideeda u kari!
key: sideeda_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ded_1
a: dad
de: extra covering over roof of a hut (against rain ~ sun)
hm: 1
lx: ded
pd: (-ka Pl: dedad (ka))
ps: n4-m, n1-m
key: ded_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-eed_1
de: of, having to do with Indicates a characteristic
hm: 1
lx: -eed
ps: n-gen-suf
xe: a birds beak', hadal nimaneed 'men's talk', qurux naageed 'a woman's beauty
xv: af shimbireed
key: -eed_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Badeed
Bad lug ku leh; bad ka soo jeedey; bad ku saabsan.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Badeed
Pelaglc
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
badeed
n. phr., genetive: of the sea, having to do with the sea
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
badeed
de: of the sea, having to do with the sea = bad + -eed
lx: badeed
ps: np-gen
key: badeed
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
deeb_1
de: wood-ash used as tanning agent ~ hair dressing
hm: 1
lx: deeb
pd: (-ta)
ps: n1-f-col
key: deeb_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
deeg_1
de: become poor
hm: 1
lx: deeg
pd: (deegay)
ps: v1=
key: deeg_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
deeq_1
de: suffice; be enough; adequate
hm: 1
lx: deeq
pd: (deeqay / deeqday)
ps: v1=
key: deeq_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
geed_1
de: tree; plant; herb; spices
hm: 1
lx: geed
pd: (-ka)
ps: n1-m
key: geed_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
heed_1
de: small millet sp.
hm: 1
lx: heed
pd: (-da)
ps: n-f-col
key: heed_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kaad_1
de: doorpost, jamb, side of a doorway
hm: 1
lx: kaad
pd: (-ka Pl: kaadad (ka))
ps: n4-m
key: kaad_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
keen_1
de: bring
hm: 1
lx: keen
pd: (keenay)
ps: v1=
key: keen_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
seed_1
de: how ... you?
hm: 1
initial: s
lx: seed
ps: qw + vpro
xe: Whats wrong with you?' = sidee + aad
xv: Seed tahay adigu?
key: seed_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
teed_1
de: put in row ~ crosswise (at regular intervals)
hm: 1
initial: t
lx: teed
nt: teed (ka) [vn-m]
pd: (teeday)
ps: v1=tr
key: teed_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-deen_1
de: our [inclusive]
hm: 1
lx: -deen
ps: pro-det-1pl
xe: our mother
xv: =-teenna
key: -deen_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
adeeg_2
de: service, help, labor, work
hm: 2
lx: adeeg
pd: (-ga)
ps: vn2-m
key: adeeg_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hadee_2
cf: hado
de: cover s.t. with a lid
hm: 2
lx: hadee
pd: (hadeeyey)
ps: v2b=tr
key: hadee_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jaree_1
de: train (a horse)
hm: 1
lx: jaree
pd: (jareeyey)
ps: v2b=tr
key: jaree_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kable_1
de: uncultivated wild greenery {S}
hm: 1
lx: kable
pd: (/ha)
ps: n-m
key: kable_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kabud_1
cf: baruur
de: fat from thigh area of sheep
hm: 1
lx: kabud
pd: (-ka)
ps: n2a-m-col
key: kabud_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
labee_1
de: give birth to a male child
hm: 1
lx: labee
pd: (labeeyey)
ps: v2b=
key: labee_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qalee_1
de: make s.o. feel uneasy ~ lonely (i.e., like a stranger)
hm: 1
lx: qalee
pd: (qaleeyey)
ps: v2b=tr
key: qalee_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
rajee_1
de: hope for, expect, wish
hm: 1
lx: rajee
pd: (rajeeyey)
ps: v2b=
xe: I hope you will excuse us.
xv: rejee
key: rajee_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sheed_1
de: high ~ distant place, remote area; mountain
hm: 1
initial: s
lx: sheed
pd: (-da)
ps: n1-f-loc
key: sheed_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
waree_1
de: take into consideration, take account of (e.g., information worth considering)
hm: 1
initial: w
lx: waree
pd: (wareeyey)
ps: v2b=tr
key: waree_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-adeen_2
de: I / he / they would not have done (X)
hm: 2
lx: -adeen
ps: v3a-neg-cond
xe: He would not have stopped.
xv: Muu joogsadeen.
key: -adeen_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-adeen_3
de: let them / may they do (X)
hm: 3
lx: -adeen
ps: v3a-3pl-opt
key: -adeen_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-adeen_4
de: suppose they do (X)
hm: 4
lx: -adeen
ps: v3a-3pl-pot
key: -adeen_4
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-ateen_1
de: you did (X)
hm: 1
lx: -ateen
ps: v3-2pl-past
xe: you borrowed
xv: amaahateen
key: -ateen_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bareer_1
de: act deliberately, do on purpose, dare; confront
hm: 1
lx: bareer
pd: (bareeray)
ps: v1=
key: bareer_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
cabeeb_1
de: sore lips, thrush
hm: 1
lx: cabeeb
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: cabeeb_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
cadaad_1
de: tree sp. with thorns, producing resin
hm: 1
lx: cadaad
pd: (-ka)
ps: n2-m-col
key: cadaad_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
cadcad_1
de: white; clear (ones); [ext.] having white spots Sg: cad
hm: 1
lx: cadcad
pd: (cadcaddaa)
ps: adj-pl
key: cadcad_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
caddee_1
de: make white, whiten; bleach, clean
hm: 1
lx: caddee
pd: (caddeeyey)
ps: v2b=
key: caddee_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dameer_1
de: donkey (male), ass
hm: 1
lx: dameer
pd: (-ka)
ps: n2-m, n5-m
xe: He works hard [lit: like a donkey].
xv: Sida dameerkuu u shaqeeyaa.
key: dameer_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dareen_1
de: suspicion, feeling, sensation
hm: 1
lx: dareen
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: dareen_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dareer_1
de: leak, gush out, flow
hm: 1
lx: dareer
pd: (dareeray)
ps: v1=intr
key: dareer_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gadiid_1
de: barren ~ unfertile land
hm: 1
lx: gadiid
pd: (-da)
ps: n-f-col
key: gadiid_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gadood_1
de: anger, rage
hm: 1
lx: gadood
pd: (-ka)
ps: n2a-m
key: gadood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jadeer_2
de: long journey
hm: 2
lx: jadeer
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: jadeer_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
karood_1
de: illness that bring on instant death
hm: 1
lx: karood
pd: (-k)
ps: n-m
see: barood {S}
key: karood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
labeen_1
de: cream
hm: 1
lx: labeen
pd: (-ta)
ps: n2-f-mass
key: labeen_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
madmad_1
cf: diindiin, mataatax
de: useless item: rotten meat ~ fruit; worn out clothing
hm: 1
lx: madmad
pd: (-ka)
ps: n2a-m
key: madmad_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qareen_1
de: relative, relatives, kin, kinfolk
hm: 1
lx: qareen
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: qareen_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
radeeb_2
de: blunt
hm: 2
lx: radeeb
pd: (radeebay)
ps: v1=tr
key: radeeb_2
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
radeedan
(tilmaame) bir aan af lahayn ah; saawir ah. Dh: rabeeban, gamuuxan, gamuuran.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sudeex_1
de: nausea, queasiness
hm: 1
initial: s
lx: sudeex
pd: (-a)
ps: n0-m
key: sudeex_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
waddee_1
de: pave a road, make a path
hm: 1
initial: w
lx: waddee
pd: (waddeeyey)
ps: v2b=intr
key: waddee_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
wareeg_1
cf: wareeji; sudeef
de: revolve, turn, go round and round, gyrate; tour; roam about
hm: 1
initial: w
lx: wareeg
pd: (wareegay)
ps: v1=intr
key: wareeg_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
wareer_1
de: dizziness; confusion; restlessness; [atr.] confusing; disturbing
hm: 1
initial: w
lx: wareer
pd: (-ka)
ps: n0-m-abs
key: wareer_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Xareed_2
de: Hared
hm: 2
initial: x
lx: Xareed
ps: name-m
key: Xareed_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ahaadeen_1
de: I / he / they would not have been
hm: 1
lx: ahaadeen
ps: v5a-neg-cond
xe: If God did not will it, he would not have been a sick person.
xv: Hadduusan Eebbe rabin, bukaan muu ahaadeen.
key: ahaadeen_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
badeecad_2
a: badeeco
de: hookah, narghile, water tobacco pipe (in which the smoke passes through scented water before reaching the mouth)
hm: 2
lx: badeecad
pd: (-da)
ps: n1-f
key: badeecad_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Kadeednaan
(Kadeednaan-ta)
Kaddeed ku sugnaan; silic ku jirid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
kadeednaan
m.f.dh eeg kadeedan². la-mid: kadeednaansho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
kadeednaan
f. n., [abstract] state of oppression ~ repression
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
kadeednaan
-ta: (magac, dhedig, keli) ku jritaanka dhibaato badan. Kadeednaanta iyo darxumanda ilaah umbaa kaa qaadi kara. Dh: dhibaataysnaan.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kadeednaan
de: state of oppression ~ repression
lx: kadeednaan
pd: (-ta)
ps: n0-f-abs
key: kadeednaan
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-aadeen_2
de: may they be!
hm: 2
lx: -aadeen
ps: v5a-3pl-opt
key: -aadeen_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-aadeen_3
de: so they may be
hm: 3
lx: -aadeen
ps: v5a-3pl-pot
key: -aadeen_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-aateen_1
de: you / she would not have been
hm: 1
lx: -aateen
ps: v5a-neg-cond
key: -aateen_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
askaree_1
a: caskaree
de: enroll s.o. as a soldier
hm: 1
lx: askaree
pd: (askareeyey)
ps: v2b=tr
key: askaree_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
badbeedid
m.f.dh eeg badbeed.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
badbeedid
-da: (magac, dhadig, keli) cid ama wax kale, si toos ah uga hortagid.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
badbeedis
-ta: (magac, dhadig, keli) cid ama wax kale, toos uga hortagis.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
badheedhe
-badheedhaha: (n) purpose (peer pes) ~ baraare. Ex: badheedhahaaga cadayso; make clear your purpose. -Syn: intention, intent, goal, end, aim, object
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
badheedhe
-ha: (magac, lab, keli) hadal ama qoraal si cad loo dhiibto; hadal ama qoraal si gabbasho la'aan ah loo dhiibto. Dh: ra'yi, dood. Li: habrasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
cadceedin
-ta: (magac, dhedig, keli) meel qorraxda waxba aanay ka xigin dhigid; debed u soo saarid oo cadceedda u dhigid.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
cadceedis
-ka: (magac, lab, keli) eeg cadceedin.