ka_furso
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_furso
de: do without, dispense with; quit, give up
lx: ka furso
pd: (fursaday)
ps: v3a=expr
key: ka_furso
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ka furso
v. do without, dispense with; quit, give up
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_burso
de: take in excess; take large amounts (more than one's share)
lx: ka burso
pd: (bursaday)
ps: v3a=
key: ka_burso
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_fiirso
de: consider, think about s.t. again, have a second thought about, ponder
lx: ka fiirso
pd: (fiirsaday)
ps: v3a=expr
key: ka_fiirso
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ka burso
v. take in excess; take large amounts (more than one's share)
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ka fiirso
v. consider, think about something again, have a second thought about, ponder
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_maarso
de: do without, not need any more
lx: ka maarso
pd: (maarsaday)
ps: v3a=expr
xe: I dont need any more.
xv: Waan ka maarsaday.
key: ka_maarso
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_qoorso
de: borrow (a stud animal) for breeding purposes
lx: ka qoorso
pd: (qoorsaday)
ps: v3a=expr
key: ka_qoorso
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
kalafuqso
f.g3 (-saday, -satay) Wax is-haystay la-mid: kala dillaacsasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
kalafuqso
(fal) wax is haystay kala dillaacsasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
afuro
(fal) eeg afur.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
furso
f.mg3 (-saday, -satay) Ka f.: Wax ka kaaftoomid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
furso
f.mg3 (-saday, -satay) Ka f.: Wax ka kaaftoomid. m.f.dh, fursasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
furso
(fal) «ka ~ iska daa; ka maaran.
furso-da: (magac, dhedig, keli) eeg fursad.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
karso
f.g3 (-saday, -satay) Wax dab iyo biyo ku bislaysasho.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
karso
f.g3 (-saday, -satay) Wax dab iyo biyo ku bislaysasho. m.f.dh, karsasho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
karso
v. cook for oneself
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
karso
-karsaday/karsatay: (v) cook for yourself
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
karso
(fal) wax bislayso; bislayso.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
karso
de: cook for oneself
lx: karso
pd: (karsaday)
ps: v3a=
key: karso
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
kaafur
-ka: (magac, lab, keli) eeg kaafir.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
kaarso
f. n. bandage, cloth bandage
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kaarso
cf: sharooto {It}
de: bandage, cloth bandage Alt sp: gaarso
lx: kaarso
pd: (/da)
ps: n6-f
key: kaarso
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
aruurso
f.g3 (-saday, -satay) 1. Wax kala firisan meel isugu geysasho. 2. Wax meel yaal wada qaadasho. la-mid: ururso, uruurso.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
aruurso
f.g3 (-saday, -satay) 1. Wax kala firisan meel isugu geysasho. 2. Wax meel yaal wada qaadasho. m.f.dh, aruursasho. la-mid: ururso, uruurso.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
aruurso
v. gather, bring together for oneself
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
aruurso
(fal) wax kala durugsanaa ama baahsanaa, isku keeno.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
aruurso
de: gather, bring together for oneself
lx: aruurso
pd: (aruursaday)
ps: v3a=tr
key: aruurso
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_dusi
de: slip s.t. through
lx: ka dusi
pd: (dusiyey)
ps: v2a=expr
key: ka_dusi
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_ergo
de: take in custody ~ in trust; have s.t. for temporary use
lx: ka ergo
pd: (ergaday)
ps: v3a=expr
key: ka_ergo
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_fako
de: escape, be saved from
lx: ka fako
pd: (fakaday)
ps: v3a=expr
key: ka_fako
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_xiro
de: close (a border) to, shut s.o. off from s.t.
lx: ka xiro
pd: (xirtay)
ps: v3b=expr
key: ka_xiro
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Kafuufo
(Kafuufa-da)
Dhereg; barwaaqo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
kafuufo
m.dh 1. Dhibaato ka dhalata cunto la iska badiyey. 2. Gaajo; faqri.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
kafuufo
f. n., [collective] fullness, plenty
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
kafuufo
-da: (magac, dhedig, keli) dheregga badan amaba barwaaqada. Kafuufo ayay reeruhu ku jiraan.
kafuufo -da: (magac, dhedig, keli) dhibaato ka dhalata cunto la iska badiyey.
kafuufo-da: (magac, dhedig, keli) gaajo iyo fagri.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kafuufo
cf: dhereg
de: fullness, plenty
lx: kafuufo
pd: (/da)
ps: n6-f-col
key: kafuufo
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
karuuro
f.g3 (-rtay, -ratay) Wax badan is dul saarasho. la-mid: karooro.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
jacburso
f.g3 (-saday, -satay) la-mid: jacburo.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_farxi
de: make s.o. happy, gladden
lx: ka farxi
pd: (farxiyey)
ps: v2a=
key: ka_farxi
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_naxso
cf: naxas, naxsi
de: scare, frighten, startle; cause s.o. to meet with a mishap
lx: ka naxso
pd: (naxsaday)
ps: v3a=expr
key: ka_naxso
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_tagso
cf: tag
de: marry into a good family (of a man)
lx: ka tagso
pd: (tagsaday)
ps: v3a=expr
key: ka_tagso
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_wahso
de: avoid ~ shun work (out of laziness)
lx: ka wahso
pd: (wahsadey)
ps: v3a=expr
key: ka_wahso
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
kafiirso
-kafiirsaday / kafijrsatay: (n) reconsider (rikonsidhar) ~ dib uga fakiirso
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ku_darso
de: add up for oneself; have s.t. in addition to s.t. else
lx: ku darso
pd: (darsaday)
ps: v3a=expr
key: ku_darso
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_diriqso
cf: marooqso, muquunso
de: take ~ do by force
lx: ka diriqso
pd: (diriqsaday)
ps: v3a=
key: ka_diriqso
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_murgaco
de: be sprained, get dislocated
lx: ka murgaco
pd: (murgacday)
ps: v3b=expr
xe: Ive sprained this arm.
xv: murguco
key: ka_murgaco
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_murguco
de: be sprained ~ dislocated; get distorted See also: ka murgaco
lx: ka murguco
pd: (murgucday)
ps: v3b=expr
key: ka_murguco
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
karuurasho
m.f.dh eeg karuuro. la-mid: karoorad, karoorasho, karuurad.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
baabfuryo
-da: (magac, dhedig, keli) Quraan iyo dikri lagu aqriyo ruux la falay oo lagaga rogo sixirka si looga buriyo. Allebari iyo baabfuryo ha loo sameeyo bukaanka baaban. Dh: sixirfuryo.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
is_guurso
de: marry each other, get married
lx: is guurso
pd: (guursaday)
ps: v3a=expr
xe: Sarah and Saeed got married.
xv: Sahra iyo Saciid wey isguursadeen.
key: is_guurso
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ka maarso
v. do without, not need any more
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ka qoorso
v. borrow (a stud animal) for breeding purposes
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_ilroon
de: be better than
lx: ka ilroon
pd: (ilroonaa)
ps: adj-expr
key: ka_ilroon
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_maarro
a: maararrow
de: dawdle, spend time (in order to avoid ~ miss s.t.)
lx: ka maarro
pd: (maarraday)
ps: v3a=expr
key: ka_maarro
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_tirsan
de: comprising, part ~ one of, from among, belonging to; member of
lx: ka tirsan
pd: (tirsanaa)
ps: adj-expr
key: ka_tirsan
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
kalafuqsi
m.l la-mid: kalafuqsasho.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
kalafuran
m.l (kiim.) Dumid ku dhacda molikuyuul una kala furta laba molikuyuul, laba atam, laba xididshe ama laba ayoon.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
kalafuran
-ka: (magac, lab, keli) dumid ku dhacda molikuyuul una kala furta labo molikuyuul, labo atam, labo xididshe ama labo ayoon.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
khabaarso
f.g3 (-saday, -satay) War raadsasho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
khabaarso
v. obtain information from someone
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
khabaarso
(fal) cid kale, war ka raadi. Dh: warayso.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
khabaarso
de: obtain information from s.o.
lx: khabaarso
pd: (khabaarsaday)
ps: v3a=tr
key: khabaarso
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ku_tiirso
de: recline, lean (oneself) against s.t.; [fig.] rely on s.o.
lx: ku tiirso
pd: (tiirsaday)
ps: v3a=expr
key: ku_tiirso
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ku_wiirso
de: mock, ridicule, scoff at
lx: ku wiirso
pd: (wiirsaday)
ps: v3a=expr
key: ku_wiirso
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dharfurasho
-da: (magac, dhedig, keli) is qaawin oo dhar dhigasho. Dh: isqaawin.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
ka tuurasho
throw-off
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_faraxalo
de: finish, terminate Lit: wash the fingers of
lx: ka faraxalo
pd: (faraxashay)
ps: v3b=expr
syn: farammayro
key: ka_faraxalo
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_fekersii
a: fikirsii
de: give s.o. s.t. to think about, make s.o. worry ~ be apprehensive
lx: ka fekersii
pd: (fekersiiyey)
ps: v2a=expr
key: ka_fekersii
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_fikirsii
de: give s.o. s.t. to think about
lx: ka fikirsii
pd: (fikirsiiyey)
ps: v2a=expr
see: fekersii
key: ka_fikirsii
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_guuleyso
de: win ~ triumph over, beat
lx: ka guuleyso
pd: (guuleystay)
ps: v3b=expr
key: ka_guuleyso
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_sargooso
de: take as a pattern ~ model
lx: ka sargooso
pd: (sargoostay)
ps: v3b=expr
key: ka_sargooso
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_tirsanow
de: be a member of, comprise
lx: ka tirsanow
pd: (tirsanaaday)
ps: v3a=expr
key: ka_tirsanow