jumlo-gade
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
jumlo-gade
-gadaha: (n) wholesaler (hool-seeylar) ~ jimlo-iibiye
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
JUMLO GADE
Grossista
Wholesaler
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
wholesaler
/hool-seylar/ (n) jumlo-gade (ganacsadaha jumlada iibiya).
Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
Jumla-ha
phrase.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
jumladee
(fal) iibso wax deraasiin ah. jumlee: (fal) eeg jimlee.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xumowade
-ha: (magac, lab, keli) qof baalaayo iyo baas laga fisho oon khayr lahayn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
jumleysad
m.l la-mid: jimleysasho.
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
WEEYLO-WADE
(Weilowathe) May, S Solanum jubae Bitter. Solanaceae.
NFD Ipomoea cicatricosa Bak. Convolvulaceae.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
cimilo-badeed
m.l (juqraafi) Cimilo si weyn ay u saamayso dhawaanta baddu,taas oo siinaysa xagaa gamooje ah iyo jilaal diiran. Taasna waxaa ugu wacan awoodda haynta kulka oo ay kala duwanyihiin dhulka iyo biyuhu. Badda dhulka ayaa ka hor kululaada kana hor qabooba, saamaynteeduna waxay abuurtaa cimilo isu ekaan karta.