jeer_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jeer_2
de: hippopotamus
hm: 2
lx: jeer
pd: (-ta)
ps: n1-f
key: jeer_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
beer_2
de: farm, garden
hm: 2
lx: beer
pd: (-ta)
ps: n1-f
key: beer_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
feer_2
de: blow, knock, punch; act of combing
hm: 2
lx: feer
pd: (-ka Pl: feerar (ka))
ps: vn4-m
key: feer_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
heer_2
de: wound; cut
hm: 2
lx: heer
pd: (heeray)
ps: v1=
key: heer_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jeeb_2
bw: Arabic
de: pocket
hm: 2
lx: jeeb
pd: (-ka Pl: jeebab (ka))
ps: n4-m
key: jeeb_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jeeg_2
de: check, bank cheque {Eng}
hm: 2
lx: jeeg
pd: (-ga Pl: jeegag (ga))
ps: n2-m, n4-m
key: jeeg_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jeel_2
de: prison, jail, gaol {Eng}
hm: 2
lx: jeel
pd: (-ka Pl: jeelal (ka))
ps: n4-m, n2-m
key: jeel_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jeer_1
de: time, instance, occasion
hm: 1
lx: jeer
pd: (-ka Pl: jeerar (ka))
ps: n4-m-time
xe: several times
xv: goor, kol, mar, waqti, xilli
key: jeer_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jeex_2
de: torn-off piece, bit, strip
hm: 2
lx: jeex
pd: (-a)
ps: n2a-m
xe: half of a ram
xv: wan jeexii
key: jeex_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
meer_2
de: circle, move around (in a circle); roam about, wander
hm: 2
lx: meer
pd: (meeray)
ps: v1=intr
key: meer_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
weer_2
cf: dhidar
de: striped hyena
hm: 2
initial: w
lx: weer
pd: (-ka Pl: weerar (ka))
ps: n4-m
key: weer_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xeer_2
cf: xarig
de: long rope
hm: 2
initial: x
lx: xeer
pd: (-ka)
ps: n4-m
key: xeer_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
yeer_2
de: call out, shout; say
hm: 2
initial: y
lx: yeer
pd: (yeeray)
ps: v1=intr
key: yeer_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Kol
(Kol-ka)
1. Waa; waqti; jeer.
2. Mar; kow.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jadeer_2
de: long journey
hm: 2
lx: jadeer
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: jadeer_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
beero_2
de: farms, plantations; farming, agriculture
hm: 2
lx: beero
pd: (/ha)
ps: n1-m-pl
key: beero_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dheer_2
de: vagina, vulva
hm: 2
lx: dheer
pd: (-ta)
ps: n1-f
syn: siil, laan
key: dheer_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
feero_2
de: flat iron, (charcoal-filled) clothes iron
hm: 2
lx: feero
pd: (/da)
ps: n6-f
syn: kaawiyad {S < It}
key: feero_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
feker_2
de: think, reflect, ponder; worry
hm: 2
lx: feker
pd: (fekeray)
ps: v1=
xe: I dont think about anything.
xv: Waxba kama fekero.
key: feker_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gefer_2
de: act of casting a bucket into a well
hm: 2
lx: gefer
pd: (-ka)
ps: vn2-m
key: gefer_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
seeri_2
de: pasture area far removed from the settlement
hm: 2
initial: s
lx: seeri
pd: (-ga)
ps: n2a-m-loc
key: seeri_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
teeri_2
cf: waran
de: large spear
hm: 2
initial: t
lx: teeri
pd: (-ga)
ps: n2a-m
key: teeri_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Jeer
1. (Jeer-ka) Goor; waa; waqti; ammin.
2. (Jeer-ta) Nafley naaso leh oo daaqda; waxay leedahay harag qiro weyn oo adag, oogo aan dhogor lahayn iyo addimo waaweyn; waxay weligeed ku nooshahay, gudaha iyo agagaarrada webiyada Afrika.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
jeer
jeer¹: m.l 1. Goor; Waqti; Ammin. 2. J.ma: goorma?
jeer²: m.dh (cilmiga naflayda) Naasley beri biyood ah, xoog leh, af ballaaran, aan dhogor lahayn, lugo gaagaaban oo ku nool webiyada Afrika.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
jeer
jeer¹: m.l 1. Goor; Waqti; Ammin. 2. J. ma: goorma?
jeer²: m.dh (cilmiga naflayda) Naasley beri biyood ah, xoog leh, af ballaaran, aan dhogor lahayn, lugo gaagaaban oo ku nool webiyada Afrika.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
jeer
m. n. time, instance, occasion
jeer [feminine] n. hippopotamus
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
jeer
/jiir/ (v) 1. qosol jees-jees ah 2. qosol dheer-dheer (si xoog ah u qoslid).
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
jeer
(adj) number of times. Ex: meeqa jeer? how many times?
jeer -ta: (n) hippopotamus (hipo-patamas); river horse
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
jeer
(tilmaame) tiro inta goor ee ay soo noqnoqoto. Dh: goor.
jeer -ka: (magac, lab, keli) xilli; goor; waqti. Had iyo jeer waan dedaalayaa.
jeer -ta: (magac, dhedig, keli) xayawaan berribiyood ah oo xoog weyn. Dh: duul.
Qaamuus Soomaali-Carabi oo Kooban - Cabdirisaaq Maxamed Cilmi Ina-Warfaa [2007]
jeer
فَرَسُ النَّهْرِ أَوِ الْبَحْرِ : بِرْنِيقٍ
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
jeer
n., (scoff) luquf, -ki; v.tr. and v., luqufi or luqfi, ku qosol; maxaad ii luqufinaysaa? why are you (laughing or) jeering at me?
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-ee_2
a: -e ~ -ye; links declarative verb with other verb constructions
de: and
hm: 2
lx: -ee
ps: conj-suf
key: -ee_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
eeg_2
de: now, this moment
hm: 2
lx: eeg
pd: (-ga)
ps: n0-m-time
syn: hadda, imminka {O}
key: eeg_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
eey_2
a: ey
de: female dog, bitch
hm: 2
lx: eey
pd: (-da)
ps: n5-f, n2-f, n1-f
key: eey_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jar_2
de: ledge (of a cliff), edge, border
hm: 2
lx: jar
pd: (-ka Pl: jarar (ka))
ps: n4-m
key: jar_2
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
JEERI
(Geri) S Boscia coriaceae Pax. Capparidaceae.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jir_2
de: used to do (X) [PAST HABITUAL]
hm: 2
lx: jir
pd: (jiray)
ps: v1=aux
xe: They used to finish their work.
xv: Shaqadooda bey dhammeyn jireen.
key: jir_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-eed_2
de: her
hm: 2
lx: -eed
ps: pro-det-3f
xe: her name
xv: =-keeda
key: -eed_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-een_2
de: I / he / they would not have done (X)
hm: 2
lx: -een
ps: v1-neg-cond
key: -een_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
beeg_2
cf: cabbir, miisaan, qiyaas
de: measure, weigh, scoop
hm: 2
lx: beeg
pd: (beegay)
ps: v1=
key: beeg_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
beel_2
de: loss, lack of (X) Only in compound forms
hm: 2
lx: beel
pd: (-ka)
ps: vn-m
xe: blindness
xv: aragbeel
key: beel_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
beer_1
de: farm, sow, cultivate, plant
hm: 1
lx: beer
pd: (beeray)
ps: v1=
xe: Somali farmers grow maize, sorghum and other things.
xv: lin
key: beer_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
beer_3
de: liver; flank
hm: 3
lx: beer
pd: (-ka Pl: beerar (ka))
ps: n4-m
key: beer_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
beer_4
de: kernel; bean sp.
hm: 4
lx: beer
pd: (-ka)
ps: n4-m
key: beer_4
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
beey_2
a: bey
cf: midab
de: gray ~ ash color of cattle ~ livestock
hm: 2
lx: beey
pd: (-ga)
ps: n2-m
xv: an insult if applied to a person
key: beey_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
deeb_2
de: small plant sp.
hm: 2
lx: deeb
pd: (-ta)
ps: n-f
key: deeb_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
deeg_2
de: whoa!, stop! Command to a horse to halt
hm: 2
lx: deeg
ps: intj
key: deeg_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
deeq_2
cf: hoo (da)
de: donation, gift; offer; grant, scholarship; generosity
hm: 2
lx: deeq
pd: (-da)
ps: n1-f
key: deeq_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
feen_2
de: gnaw meat off the bone
hm: 2
lx: feen
pd: (feenay)
ps: v1=
key: feen_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
feer_1
de: punch, knock down; comb
hm: 1
lx: feer
pd: (feeray)
ps: v1=
key: feer_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
feer_3
a: feedh
de: rib
hm: 3
lx: feer
pd: (-ta)
ps: n1-f
key: feer_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
feer_4
de: stop raining
hm: 4
lx: feer
pd: (feeray)
ps: v1=
syn: qaad, istaag {S}
key: feer_4
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
geed_2
de: thing, whachamacallit, whats-it [when one does not know ~ cannot remember the right word]
hm: 2
lx: geed
pd: (-ka)
ps: n1-m
xe: Remove this thing (whachamacallit) from here!
xv: bahal, waxaan
key: geed_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
geel_2
de: chameleon (lizard that changes color); [ext.] turncoat, fickle ~ changeable person
hm: 2
lx: geel
pd: (/ha)
ps: n7-m
key: geel_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gees_2
de: horn
hm: 2
lx: gees
pd: (-ka)
ps: n1-m
key: gees_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
heen_2
de: fat floating on top of broth
hm: 2
lx: heen
pd: (-ka)
ps: n0-m-mass
key: heen_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
heer_3
cf: dabaqad; maqaan; martabad
de: stage, level; class, status, rank
hm: 3
lx: heer
pd: (-ka Pl: heerar (ka))
ps: n4-m
key: heer_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hees_2
de: perform a song, sing
hm: 2
lx: hees
pd: (heesay)
ps: v1=
key: hees_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jaar_2
cf: xakame
de: halter, small bridle
hm: 2
lx: jaar
pd: (-ka)
ps: n4-m
key: jaar_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jawr_2
de: tyrannize
hm: 2
lx: jawr
pd: (jawray)
ps: v1=
key: jawr_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jebi_2
de: defeat; raid an enemy
hm: 2
lx: jebi
pd: (jebiyey)
ps: v2a=tr
key: jebi_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jeeb_1
de: cut in a certain way, make a precise incision
hm: 1
lx: jeeb
pd: (jeebay)
ps: v1=tr
key: jeeb_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jeeg_1
de: vessel with a lid, metal milk container
hm: 1
lx: jeeg
pd: (-ga Pl: jeegag (ga))
ps: n4-m
key: jeeg_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jeel_1
de: need, longing, ardent desire
hm: 1
lx: jeel
pd: (-ka)
ps: n0-m-abs
key: jeel_1
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
jeeran
(tilmaame) wax siman oo meel walba gaadhay.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
jeerer
n., luqufi, -gi, nin luqufi ah.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Jeerin
(Jeerin-ka)
Geed gumarta u eg; wuxuu dhalaa xabag iyo miro wanaagsan (quulle).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
jeerin
m.l (botani) Geedgaab qodax qaroofan, miro kuwa mooska u eg leh oo iniinahooda la cuno, xabag macaanna leh.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
jeerin
m.l (botani) Geedgaab qodax qaroofan, miro kuwa mooska u eg leh oo iniinahooda la cuno, xabag macaanna leh.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
jeerin
m. n., [collective] tree producing resin and edible fruit, ((Acacia species))
Magacyada Dhirta Ceel-Dheere iyo Buula-Burte (Soomaali-Laatiin) - D. Herloker, B. Kujar [1985]
JEERIN
[JERIN) Acacia edgeworthii 23, A. turnbulliana 01, A. walwalensis 01
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
JEERIN
(Jerin) C, May, N, S, Og Acacia edgeworthii T. Anders. Mimosaceae.
NFD, S Acacia sieberiana DC. Mimosaceae.
C Acacia turnblliana Brenan. Mimosaceae.
Og, C Acacia walwalensis Gillilnd. Mimosaceae.
C, S Acacia paolii Chiov. Mimosaceae.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
jeerin
-ka: (n) kind of wild tree
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
jeerin
-ta: (magac, lab, kali) geedqodaxeed la bahah sarmaanta oo barraahsan. Xeer waa geed jeerin ah
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jeerin
bw: sp.
de: tree producing resin and edible fruit,
lx: jeerin
pd: (-ka)
ps: n2-m-col
sc: Acacia
key: jeerin
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Jeerma
Jeerma?
Goorma? Hadma? Kolma? Waama? Shirma?
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
jeerma
question word, time: when?
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
jeerma
(fal) goorma? xillima?
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jeerma
de: when?
lx: jeerma
ps: qw-time
see: goorma
key: jeerma
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Jeermi
* (Jeermi-ga)
Waxyaalo aad u yaryar oo miikroskoobka keliya lagu arki karo oo cudurro keena.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
jeermi
m.l.u Noole aad u yar, ili-maqabatay ah oo cudurrada keena.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
jeermi
m.l.u Noole aad u yar, ili-maqabatay ah oo cudurrada keena.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
jeermi
m. n., [collective] germ, germs
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
jeermi
-ga: (magac, lab, keli) noole aad u yar oo aan indhaha lagu arki karin oo dhaliya cudurrada qaarkood. Dh: mikroob.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jeermi
cf: qaniin {It}
de: germ, germs
lx: jeermi
pd: (-ga)
ps: n2a-m-col
key: jeermi
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
JEERSO
(Jerso) NFD Olea europaea L. Oleaceae.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jeex_1
de: tear, split, slash, divide
hm: 1
lx: jeex
pd: (jeexay)
ps: v1=
key: jeex_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jeex_3
de: valley, crevasse
hm: 3
lx: jeex
pd: (-a)
ps: n2a-m, n1-m
key: jeex_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jiir_2
de: rat; mouse
hm: 2
lx: jiir
pd: (-ka Pl: jiirar (ka))
ps: n4-m
key: jiir_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
meer_1
de: enclosure; circular object that encloses s.t.
hm: 1
lx: meer
pd: (-ka Pl: meerar (ka))
ps: n4-m
key: meer_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
neef_2
cf: neecaw
de: breath; air; [ext.] asthma attack; gas {chemistry}
hm: 2
lx: neef
pd: (-ta)
ps: n1-f-mass
key: neef_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
reen_2
de: story ~ floor (of a building)
hm: 2
lx: reen
pd: (-ka)
ps: n1-m
syn: fooq, dabaq
key: reen_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
seeb_2
a: seebi (seebiyey) [v2a=tr]
de: row (a boat)
hm: 2
initial: s
lx: seeb
pd: (seebay)
ps: v1=tr
key: seeb_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
seed_2
de: tendon, nerve
hm: 2
initial: s
lx: seed
pd: (-da)
ps: n1-f
key: seed_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
seen_2
de: how I / we ...; so I / we ...
hm: 2
initial: s
lx: seen
ps: conj + vpro
xe: How do I look? = si (da) + aan
xv: Seen u egahay?
key: seen_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sees_2
de: attach a face-spike to a young animal
hm: 2
initial: s
lx: sees
pd: (seesay)
ps: v1=
key: sees_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
weel_2
cf: qalab
de: utensil, implement, equipment
hm: 2
initial: w
lx: weel
pd: (-ka Pl: weelal (ka))
ps: n4-m
key: weel_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
weer_1
de: white cloth worn round the head as sign of mourning; red cloth worn as sign of readiness for war
hm: 1
initial: w
lx: weer
pd: (-ka Pl: weerar (ka))
ps: n4-m
key: weer_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
weer_3
de: pithy phrase
hm: 3
initial: w
lx: weer
pd: (-ta)
ps: n1-f
key: weer_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
wees_2
de: creeper plant sp., with a pungent odor (eaten by camels and other livestock)
hm: 2
initial: w
lx: wees
pd: (-ka)
ps: n-m
key: wees_2