jeegga boostada (engl.)
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
JEEGGA BOOSTADA (Engl.)
Vaglia postale
Postal draft
Waa jeeg lagu dirsan karo, laguna qaadan karo, lacag boostada la dhigay, wuxuuna sida badan ka socdaa dalka gudihiisa.
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
SANDUUQA BOOSTADA (S.B.)
Casella postale
Post office box
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
BUUGGA JEEGAGGA (Eng.)
Libretto di assegni
Cheque book
Waa buug Bankigu siiyo qofkii xisaab socotaa u furan tahay, xaashiyihiisana lagu qoro hadba intay tahay lacagta Bankiga laga qaadayaa. Hase yeeshee, jeeg laguma qori karo lacag ka badan inta qofka u taal, si aan bixintiisa Bankigu u diidin ama u dacweyn qofkii qoray.